Zakri Jaabir 12 Sano jir oo u dhashay dalka lubnaan arin kaan ayaa qabsaday Hooyo dan iyo daruuf iyo doqon nimo ayaa nakala kaxeesay lakin waan ku jeclahay kumana ilabaayo hooyo mahlelaayo qof adiga oo kala ah sida aad igu naxdo iyo sida aad ii wanaajiso ii wanaajin doono
Lakin aabe hadii aad kala tagteen muusan aheyn in aniga iyo adiga uu nakala kaxeeyo aniga waxba maanan galabsan wax walba waa qoraal rabi hooyo xili walba eedo indhaha ayay igu gubtaa si xun ayay ii ilaalisaa wax aanan qaban karin iyo wax aan qaban karo intaba waa ay ii dirtaa
Aabe ayay igu dirtaa waa uu i garacaa anigoon waxba sameen qaladna ruux aanan ka galin hooyo mar walba wal wal iyo naxdin ayaan daris la ahay maalinka aan kaa soo tagay ayey farxad iyo qosol igu dan beesay hooyo waan kaa fakraa xili walba adigana waad iga fakartaa sida aan kaaga fakraayo ka daran adiga ayaa iga fakro aniga waanba yar sexdaa lakin adiga marnaba maseexatid inshaa allah hooyo macan maalin ayaan wada kulmi donaa noloshana wada qeebsan donaa
Cidlada aan u adkeesano anigana si walba oo ay eedo igu sameeso waan u adkesanayaa aabe ayaa midaan igu talagalay wax walba darteeda waad u sameesay lakin waqtiga iyo calafka ayaa soo dhamaaday hooyo macan eed malahid doco oo kaliya ayaad lee dahay cunto dhuunta iima mareeso wax aanan biyo ka aheyn dhuunta waa ay iga diiday
Waan ku jeclahay hooyo macan waan isku imaan donaa Joornaal Ka Soo Baxay Dalka Lubnaan Ayaa Wax Ka Qoray Dhibaatada Heesata Wiilka Zakri Oo Ay Kala Tageen Hooya Diisa Raxma Iyo Abihiisa Jaabir Wilkaani Yar Xili Iskuulka Uu Ka Yimid Xafadiisa Ku Sii Jeedo Ayay Wareesi Layeelatay Wakalada Arimaha Bulshada Wax Ka Qorta Ee Daari Dhamaad
Xasan Wadani
Tafatiraha Arimaha Bulshada
Qaahira Masar
xasanraawi@hotmail.com





