Yurub Geenyo oo Hees Waalan soo Qaaday Jaw Jaw +Video.

Fanaanada codka macaan ee Yurub Geenyo ayaa soo qaaday muuqaalka heesta ‘Jaw Jaw’ oo ah hees aad u macaan oo muuq iyo cod intaba kala daran

Heesta ayaa ah daadis, waxaana fanaanad Yurub u sheegtay xariifkii horay wacadka uga baxay in jawaabtiisu tahay Jaw Jaw oo wax kale aanay meesha u ool.

Waxaa kamida eryada heesta{ waxaa jira beryaha qaar sida jowhar iyo luul jaahaadu inanyahow meel iiga yeeri jiray, sownigii jiniinkiyo cuni jirin tufaaxiga, dhinaceygu jiifkiyo sawtuu hurdaba jaray, ma markaan jiheystee kaa jeesta adigaa soo jeesaneysaa, markaan jaanta kaa rogay hadaad jamatay caashaqa kuu joojin maayee Jaw Jaw.

Halkaan ka daawo muuqaalka Jaw Jaw iyo Yurub Geenyo.

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO. Bookmark the permalink.

Comments are closed.