Wariye Muuqaal iyo Warbixin Ka Diyaariayay Isbadalka Muqdishu, Daawo

Wariye Abdinaasir Sh Abdikariim ” Naarmagale” oo Kamid ahaa wariyayaashii Kusugnaa Wadanka Koonfur Afrika hadda Dib ugu laabtay dalka Soomaaliya ayaa war bixin muuqaal ah oo uu kaga waramayo isbadalka Magaaladda Ka diyaariyay.

Wariyahaan oo Leh Barnaamij Layiraah Bidhaan Arag

oo xaga internetka laga daawado ayaa wuxuu Sidoo kale soo gudbindoonaa barnaamijyo Muuqaal ah oo Kahadalaya Goboladda dalka Qaar .

zp8497586rq
0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, wararka maanta, Warka Soomaali [news]. Bookmark the permalink.

Comments are closed.