Dunidaan aynu korkeeda ku nool ayaa maalinkasta waxaa ka dhaca mucjiso adiga kaa yaabiya maanta waxaan idiin heynaa Sheeko qosol badan isla markaan si toos ah u dureysa raga Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool ee damaca kaga jira hablihii ay Soomaaliya ugu soo tageen.
Dhawaaan ayaa nin Qurbaha ka yimid waxaa maalinkii shalay aheyd Muqdisho loogu guuriyay gabar reer Muqdisho oo mudo dheer ku waalatay in ay haasaawe jaceyl la jisho ama guursato raga qurba joogta ah iyadoo markaasi ka damacsan kista yartaa ay halkaasi ka soo shaqeysteen.
Hayee shee gabadhii maxaa qabsaday? Dhacdo fajicisa ah oo madaxeedii ka weynaaday isla markaana hablihii kale nacsiisay in aysan mar dambe kalmad ufurin raga Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool.
Qoyska dhalay wiilkaani Qurbaha ka yimid ayaa waxaa ay wiilkooda ku ogaayeen jiro uu qabay hayee shee uma aysan sheegin qoyska gabadha ay ka guursanaayeen waxaana la dhigay aroos qaban qaabadiisa si weyn loo dareemay, kana yaabisay dadkii Filim qaadayaasha ahaa kadib markii ay ka yaabeen dhaqan xumada ninkaan arooska lagu sheegayo.
Filim qaadayaashii ayaa mar qura Kaamiradoodii qabatay ninkii arooska ahaa oo kabihii la biska ka soo taagay oo markaasi caga cad cad waxaase ka sii darneyd markii gurigii arooska latagy oo loogu yimid hal sariir taasi oo kuu cadeyneysa deg dega arooska iyo halmar yaa gabar u guuriya ninkaan qurba joog ah.
Hadaba markii uu soo gaba gaboobay arooskii dadkiina ay kala yaaceen maxaa dhacay, wiilkii Qurba joogta ahaa oo gabadhii isku diyaarisay ayaa ku hurday ilinka horee Guriga ee kabaha lagu siibto maxaase dhacay markii inta gabadhii ka yaabtay soo kicisay.
Wiilkii arooska ahaa ee lagu sheegay Qurba joogta ayaa soo qaatay Mindi af badan waxaana uu ku dhaqaaqay sifeen sida in uu qof qalayo waxaana gabadhii soo gashay cabsi tii ugu darneyd ebed iyadoona ku sigatay in ay suuxdo sida ay sheegtay.
Gabadhii ayaa si deg deg ah Telfoon ugu qeylo dhaamisay qoyskii dhalay wiilka arooska ah ee Mindida sifeysanaya waxaana qoyskii dhalay wiilka ay gabadha aroosada ah u sheegeen in raga Qurba joogta ah ay sidaan uwada waalan yihiin kuna qeyliso ama yac tiraahdo markaas ayuu mindida dhigayaa kaana cabsanayaa.
Xasan Kuuriya






Waxaad rabto miyaad iska soo qoreysaa??? waxaad u eg tahya qof dacaayad fidinaya warkaaguna qaadasho ma leh waxaad kaloo tahay nin weanaag u quuri la, dadka Soomaaliyeed ee dibadda Wadanka uga soo noqdfay si ay u horumariyaan wadankeena Soomaaliya.
Waxaan waxay u eg yihiin sheeko caruureed, wax macquula ha meesha kusoo qora, sidaan looma bahdilo raga qurba joogta ah waali hadii layiraah do waxaa wada waalan kuwa wadan ka kusoo haray oo uu madfac iyo diiga dadka ay galeen waaley
kkkkkkkkkkkkkkk waa been ninka isagaa waalan anaga yuusan qurbo joog cayn anagaa joogno waxaasna nagama surobaaan nin waaalan iyadaaa guursatay
kkkkkk lol runbaada sheegtay saxb warkaan hada adiga inoo soo qortay bal saxb anga somali baan isu nahay waan is fahan san nahay bal isku xishoo saxb ee noo soo gudbi hadal macquul ah runtii adigaa waalan ee ma aragno ninkaa aad sheegeysid oo walan adigo oo kale
As wr wb Xasan kuuriye sxb waxaa jira wax yaalo oo hadii ay jiraan xataa u baahan in la qariyo u baahan aa jira jirada iyo caafimaadka labaduba ilaah aa bixiya wax walba waa
Macquul ma ku dhaheeno ma jiraan laakiin wax umada farxad gilinaayo soo qor tani waa kaa xumaatay mida kale maalin walba aa ka dhaca aroos oo dad dibada ka yimaado in la amaano ma aha nee wax wax ka sheegaayo ma la arag sxb waxaan oo kale dib ha u soo qorin wyo anaga websidkan aan ku xiran nahay waxaan rabnaa wax na farxad gelinaayo thanks
Kkkkk sxb qoraalka saxaafada soo baro waad ku dhacday sheekadaan ee soo badal sheeko macquul ah keen
Aniga kuwa Website ka wax ku qoro aaba shaki iiga jiraa Inay walan yihin iyo In kale , Seconds ka aad iga dhumiseen yaa iiso celiyo sida dadk wax fiican sheegaa oo kale.
Ku xisabtama bulsho inaad Source u tihiin Yaan la inkaga cararin meeshee. thanks
walaahi ninka sheekadaan soo qorey run ayoow kuwa meeshaan illa jooga aroos iska bisad in loo aqal geeyo uma kuwas ayaa waxaa la leeyay waa rag wanaagasan hadaba soomaaliyey iska kuwa qurbuha ku waashey
Kkk taa waxaa kadaran ninkii asagoo aroosa oo gabadhii isu diyaarisay xaarka isoo mariyayay oo qolkii soo galay kadibna gabadhii ku naxday oo kacarartay markii subixii baryay walidkii u yimaadeen oo lawaydiiyay gabadhii waxa dhacay ayna soo istaagtay halay ga furo ninkaan lagana furay subii xigay mataqaana sababta uu u sameeyay naagta ayaa lagu qasbay mana waalayn ee ayadaa u cuntami wayday hadaba kani taasuu lamid yahay malaha naagtaa lafoolxumatay kadibna filmkaan buu jilay.from sweden
mar walba waxan is dhihi jiray maxaa wariyasha loo dilaa ileeyn kan oo miiran ayaa iska jooga waxu rabo iska so qoraa waxuna ku leeyahay wariye ayan ahay isku xishood adiga ayaa waalan oo madfaca ku waalay
waxyaabaha wariyasha loo dilaya waa nocon oo kale xitaa wanaga ma yaqan ileen wuxuu ku abay lacag isbaaro sidi qof cabsan buu wax u qora yaa waraa isku xishood
kkkkkkkkkkkkkk kan wuxuu qoro ayuu karan waayay somali hadaa nahay waxaan wax ahayn maxaan oogu mashquulnaa ha ugafin raga somaliyeed hana kudirin gabdhaha
Kan wax soo qoray waa qof maalintuu dhashay ilaa iyo maanta xabad ku dul socotay marka isagaa fiyoow dadka qurbaha ka yimid ee dhakhtar lacag la’aanta heysta ee sannad kasta is baarana wey waalan yihiin taasi hala yaaina waa cunug yar oo marqaan iyo alcohol hadda bartaye.
sxb raga waal waalan ee gabdhaha masaakiita lagu qayaanayo maahan qurbajoogta ee dadkiina websaydyada qoraa aan aqlaaq lahayn dadka yaan shaqsiyaadkooda logafin intaad aragtaan dad xanuunsanaya
wanillaahai tawfiikh
sxb fadlan adigoo ilaalinayo anshaxa saxaafada fadlan waxyaabahaan aan raadka iyo slka laheen hakuusoodaabicin webebka maxaa yeelay adiga waxaad isleedahay webka hahelo dadbadan oo kutaxnaado laakiin waxaad iloowsantahay in lanacayo webka marka fadlan wax macquul ah isku day inaad soo bandhigtid waa iga talo
Nin waalan markuu adiga ku yiraahdo waad walaalantahay soo yaab ma aha…bal kan mogadisho jooga oo madaafic iyo dhiiig ag jooga baa …raga dibada ka yimid ragii wadanka joogta miyaan suuqii ka xirnay kkkkkkk miskiin markaasay dacayad raqiis ah la soo istaageen xitaa haduu jeekada maceeyn lahaa oo wax u eg run sheegi lahaa …lama yaabeen lakiin sidii u sheekeyey carurta xitaa uma sheekeso
Liban run aad sheegtay raggan suuqii aa laga xiray. dad wax bartay oo lacag leh oo jecel inay dalkooda dib u dhisaan oo hablahooda guursadaan khyeyr la yimid ayuu la tartami kari waayey. lacagtii marqaanka dumarku ay siin jireen ayuu waayey. Dayniile sidan waa ka fiican tihiin ee maxaa jia?
kkkkkkk malaha kan soo qoray qoraalkan ayey Qurba joogta ka guursadeen gabadh uu jeclaa. kkkkkkkk.
Arinkan waa arin suuro gak ah, saasna waxaan u leeyahay dad dhaqan celis ah iyo kuwii ku soo waaashay qurbaha ayaa wadanka kagu soo wada celshay maadama nabadii soo noqotay, ayagoo wali caafimaadin ayaa reerahay ka dhasheen u guuriya iyagoo is dhahaya wuu ku dagayaa qofkan.
kkkkk horta ninka sheekadaan qoray waxaan u maleynaa gabar uu jeclaa ayaa nin qurbo joogto ah ka guursaday markaas ayuu waashay uu waxuu sheego iyo si uu ku gudsato waayay markaas ayuu sheekadaan isagoo marqaamaayo maskaxdiisa kahelay marka duqa waxaan kuu sheegayaa hadii aad rabto in aad sheekooyin xiisa leh barato sida looqoro lasheekeeso dadka qurba joogtada ah iyagaa meel walbo soo maray kaana waaya aragsan
Sheekadaan waxaa la dhahaa “dhageeso ama ha dhageesan”. sxb waxaan ku dhihi lahaa web-siteka ha ku cayaarin dad aqyaar ah baa aqrista ee sidaas ula soco, waxaana caruurta baa loo sheegaa ee dad kaa waa wayn ama kaa waaya aragsan iyo kaa aqoon badan looma sheego, taas waa iga talo, thnx sxb
ninka sheekadan qoray waa nin dhoofkii u gooyay oo xanaaqsan see dadka qurbaha joogoo dhan u waalan yihiin kuwo adiga kusoo biila ama aad kusoo cabaaddo ma waalan yihiin ayaguna
nin caraysan warkiis ilaahay ayaa qora saamaha qofkastana geya meshii calafkiisu noqdo ee wax macquul ah qor
tuke timir gaari waye qaraar waye uyuu yiri marka aniga waxaan dhehi lahaa ninkan si uu ku soo dhoofo ayuu waye dacayad ayuu wada mise gabar qurbahabjookto ayaa didey sorry pro u warka beenta iska dhaaaf
Maseeer.com ayaaan ku dhihi lahaa
Umada in aad u shaaciraysaa ku fiicnayd
Anidu shaqsiyadada magaarayo laakiin kaftan.com waa loo baahn yahay.
Missee
cadeen iyo dawagal badan markan samenay ninkan shekada soqoray waxan oganay inu yahay nin 5sano jecl lasojilayay gawar kadib gawadhi e karacday wiil kayimid holand marka ninkan waxan kulatalin laha sumacada web setka iyo sumacda raga somaliyed in usan kuciyarin wa igatala wa inu raali galin kabixiya arintan hadi ey donayan sumcada wab sedka i love somaliya
Anagu ma waalnin ee waan soo ilbaxnay ee nolasha waxay tahay baan soo baranay ee nolasha barta ee hadalada cantarabaqashka is ka day ee waxaan unimid inaan idiin barno nolasha waxay tahay.
SXB xasan Kuuriya warkan culus ma adiga ayuu kugu cusladey oo nin qurba joog ah ayaa tii aad jecleyed la wreegey soo caddee sxb
salamu caleykum dhaman inta aqrisato iyo inta qorto webkan
salankadib waxan rabay inaan hadal yar meshan ka dhaho
igana rali noqda webkan waan ku haysta sidan usoo nacay dayniile iyo shabelle wararka aan u rooneen dadka qurbaha kunool oo ah in wax ladilo in wax laqarxiyay in haween la kufsaday iyo walxo kaloon urooneen qalbiga inta nabada jecel ee dooneyso ineey dalkoo da dib ugu soolabtaan adinkane wadadas ha marina ta badelkeed ushega in dadku somaliya nabad tahay meelihi ugu darna sida muqdisho eey manta yihiin melaha ugu nabada fiican africa sidookale wiilasha iyo gabdha isgursanayo kashekeya si uu usii bato guurka iyo walxo kalo qalbiga uroon sheega mise sida daynile iyo kuwokalobadan aad dadku idiinka cararidoona
sxb mohamed wan kugu racsanahay taa wa in xita laqariyo marka u qarax dhaco indhimashada la qariyo dhawaca layareyo taa waxeey dhawaceysaa ninkii qaraxa kadanbeyay ee soo ababulay inuusan waxba suubin buu u arkaya lakin marka aad dhahdo dhor iyo tobad ba dhimatay inta kabadane weydhawacanyihiin oo haliswaye badankood midnaha wabalashaqeysa ninkii waxa fuliyay ban u aragna sababtoo ah niyada ba udhistay inuu wax dilay wax dhawacay dad uu halajiyay buuu daremaya marka ta maladhihi kara mafarxad galineso kii soo abaabulay waba qorshihisa in uu dadka layo waxana u argna kuwa buun buuunsha in eey ayaga lashaqeeyaan wayo labo hadey isferto mid saxibka yahay hadow aad ka shekeyntagto feerka isaga ah waxad kor uqadeysa saxibka oo kuledahay ninka dibirfiican ba laheshay ninka waa dishay ninka sixun ba u garaxday marka wabka sida ban u aragna saxibka ninka wax qarxiyay ban u argna
lol
maamulaha webka iyo kan lagu amray in uu qoro warkas weylawada socdaan in uu dadku fahmayo
ASC dhamaantiin.
salaan kadib ninkan soo qoray sheekadan mawaalna qurba joogtana mawaalna ee waxaa waalan kuwa kamas’uulka ah webkan lagusoo qoray oo khashin walba u ogolaaday inuu kusoo tuuro bacdiisa khashinka ah,
mida kale kan dalka jooga iyo kan qurbaha jooga soomaali waa soomaali website-kana wuu udhexeeya oo waan wada akhrisanaa.
tankale wuxuu ninkaan kuhadlay wax kaxun waan soo galinkarnaa dhamaan website-yada soomaaliyeed laakin taas waxay keeni kartaa waji cusub oo isku dira dadkeena qurbaha jooga iyo kuwa dalka jooga, marka please ha lays ixtiraamo siiba kuwa webkooda noqday ama meel khashin walba laysaga rido fadlan naga daaya dacaayada ama xumaanta aad noo khabtaan
waad mahadsan tihiin.
ANNIGA WAXAAN LA YAABANAHAY TAFATIRAHA WARGAYSKA MAXAY SHAQADIISU TAHAY.QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED XUSHMAD IYO WANAAG BAAN U HAYAA. WAXAAN KULA TALIN LAHAA IN AY DALKOODA HOOYO DHISTAAN AYNAAN ISKU MASHQUULIN WAXYAABO AAN MICNO LAHAYN.
a/s dhaman wixii la doono ma naloo sheega bro the Last 22 years ayaa wixi La rabo naloo sheegayey qurbo wan joognaa rabina nama walin alhamdu lilaahi seconly bro gudo iyo dibad 2 badaba waa lagu washta lkn qof xanunsan qurbo joog oo dhan in Lo sarsho waa arin aan habooneynin thnk
Kan dhahaya shekan soqoray war sheko lama yirahde isaga kud maha k.k.k.k.k.k.k.k.k.
Ani waxan ahay qurba jog wadna igaftan kudhihi lahaa xasan kuuriya hana nogafin mar dambo
Runtii dadka reer qurbaha (Rag iyo Dumarba) ma waalna oo waxaa ku jira runtii dad aad u qiimo badan, laakiin ceebta keliya ay 90% dadka qurbaha ka yimaada waxay tahay “STRESS” maxaa yeelay nolosha ay wadamada ay ka yimaadeen iyo tan ay Soomaalida ku nool yihiin aad iyo aad ayey u kala duwan yihiin. Qurbana ninkii tagaa yaqaanee Wallee waa nolol aad iyo aad u xun adigoo xisaabtamaya ayaa iman Africa, dadka qurbaha ka yimaada inaysan caano mac ka cabeynin waxaad ku garaneysaa markii nabad yar la helo inay si deg deg ah ku soo wada qulqulaan.
Anigu qurbaha muddo ayaan jiray meel dad loogu duceeyo ma ahan Wallee, ninkii qurbo ka yimaadana qalad haka fahmina dadoow.
asc asxbta
asc dhamaan umada soomaaliyeed meel walbeey joogaan hadii aan kahadlo arintaan koleey ilma ah wax macquul laakiin waxa laii sheegay in oow sooqoray nin naagtii uukaqaatay nini qurbaha kayimid kadib marki aay trii waxba igumaataalid taasne waxeey keentay in ladcaayadeeyo dhamaan dadka qurbaha ka imaanayo si loogo diro hablaha soomaaliyeed marka waa nin maseeyran oo naagtii laga baloogay ilka cese isma dhaafno
Sheeko sheeko sheekoxariiro
Shilinbaa dhuustay
shaahbey ku shubtay
Sheekhbaa kabaday
sheeko waa dhamaatay
Ee seexda hurdo wanaagsan
cagahana iska dhaqa
Bye bye bye
Scww,Salaan ka dib Sheekadda meesha ku qorani waa sheeko Sheeko dhaaftay, Waxayna u egtahay Caruurtii loogu sheekeeyey Xumaanta iyo Dad cunista Dhurwaaga (Waraabaha) Markay Maqlaan Dhurwaa Waxaa maskaxdooda ku Qufulan Xumaantiisa iyo Dad cunistiisa.Adna waxaan Rabtaa inaad Gabdhaha somaaliyeed ku qufusho Waxaan jirin Cadow Cadow Dhalay By BY
asc walal waxa ku sheegaa qof walan waa jooga wadanka iyo dibadiisa wax meel kaliyah u go,an ma,ahan mida kale waxa sheegeesit ina ka fiirsatit fiican anaka qurbo waa joognaa xaas iyo caruurba waa leenahay lkn ma waalnin walidana wax lala yaabo ma,ahan ee waa xanuun raga qurbaha ka yimid waa kuwa wadanka maamulo madaxda sare dhamantood mana walna hadii gabara jeceshahay ka guursaday nin qurbo joog ah ha caynin dhamaan reer qurbo joog
asc maa qabo in ay waxaas jiraan hadeey dhacdaay neh hal qoof ayeey kaa dhacdaay loma dhihi karo dhaman qurbaa juogtaa wey walanyihin weey jiraan dad qaar uu irbadio laa duro iyo wax yabo badan oo xuun xun oo ay smeeyeen lkn mida kale waxaa jiraa dad badan oo kaa wanagsn ntaa xun wape waxaan dhihi lahaa mar kastaa wanaga un kaa hadal xumantaa jogi
kkk waad salaamantihiin qurba joogta somaliyed maxaa lidinku arkay maisweydiiseen kkkkk
walaahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkk suraagal ma aha