Sida Mobile kaaga Internetkiisa aad ugu Isticmaali Laheyd Computer kaaga

Hadii aad haysato Mobile internet kiisu fiican yahay oo aad dooneyso in aad internetkaas mobile kaaga u isticmaasho computer kaaga raac tusaalooyinka soo socda

Waxyaaba aad u baahantahay

Waa inaad haysataa Mobile internet fiican leh
waa in ad haysataa fiilada (Cable) loogu talo galay in Mobileku Computerka kula xirmi karo

Talaabada koowaad

Mobile kaaga computerka kula xir fiilada raacna tusaalooyinka uusoo bandigayo Computer kaaga si aad isu barto Computerkaaga iyo Mobile ka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO GAN oo raac tusaalooyinka

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in TECHNOLOOJIDA. Bookmark the permalink.

Comments are closed.