Waxaa jira Keyboard computer ku dhex jira oo loogu talo galay in hadii uu Keyboard kaagau kaa halaabo aad wax ku qoran karto Keyboardkaas oo la yiraahdo On Screen Keyboard.
Keyboardkaan siyaabaha looga faaiidaysan karo waxaa mid ah: Tusaale keyboardka computer kaaga ayaan qoreyn ama xarfaha qaar ayaan shaqaynayn markaas oo kale On screen keyboard waxaa xalka ugu wanaagsan oo aad ku heli karto keyboard shaqeynaya oo aad wax ku qoran karto.
Si aad ula soo baxdo keyboardkaas raac tusaalooyinkaan hoose
1. Start Dooro ka dibna dooro Programs
2 Dooro Accesories
3. Dooro Accessbility
4. Dooro On screen Keyboard
5. Waxaad helaysa Keyboardkan oo ku shaqeynaya Mouse kaaga










