Sida loo Badalo Magaca Computer kaaga, Windows 7

MAXAAN UGA BAAHANAHAY IN AN BADALO MAGACA COMPUTER KEYGA?

In aad macaga computer kaaga badasho waxaad u baahnaan kartaa laba arrimood midkood

1. Tusaale computer kaaga ayaad gadatay isagoo second hand ah ama isagoo horay loo soo isticmaalay. Markaas oo kale waxaad u baahan tahay in aad iska bedesho magaca milkiilihii hore ee computer kaan lahaa .

2. Adiga ayaa qof ahaan jeclaystay in aad magaca hada kuugu horay iska badasho oo aad ku badalato mid cusub.

 

Si aad u badasho magaca computer kaag raac tilmaaha soo socda

1. Door Start ka dibna right click dheh My Computer. Dooro Properties 

1

2. Dooro Advanced System Setting

2

 

3. Dooro Change

34

4. Meesha aay ku qoran tahay COMPUTER NAME  ku qor Magaca cusub ee aad u rabto computer kaaga

4

 

5. Dooro Ok  

 

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in Technology, TECHNOLOOJIDA. Bookmark the permalink.

Comments are closed.