Waxaan Maal Mahan Si Aad Ah Usoo Badanaya Shaqaala La,aanta Haysata Dukama Ganacsiga Soomaalida Ay Leeyihiin Kadib Markii La Wayay Cid Ka Shaqeeysa Madaama In Badan Dhalanita Soomaaliyeed Ay Bilaabeen Inay Wadankan Isaga Tagaan Oo Ay Dalkii Hooyo Dib Ugu Laabtaan.
Qaar Kamid Ah Ganacsatada Soomaalida Ee Dukaamaha Ku Leh Tuulooyinka Iyo Degaanada Isku Raranka Ah Ee Dalka Koofur Afrika Ayaa Suxufiyiinta U Xaqiijiay In Dhibaata Xoogan Ay Soo Wajahday Ganacsigooda Madaama Ay La Yihiin Shaqaala Ka
Howlgala Goobahooda Ganacsi Kuwii Joogay Ay Isaga Tageen
Ganacsatada Ayaa Qaarkood Sheegaya In Shaqaala La,aanta Haatan Soo Wajahday Ay Sabab U Tahay Amaanka Dalkan Oo Aan La Isku Sii Haleyn Karin Madaama Dilalka Lagu Ugaarsanaya Soomaalida Ay Wali Sii Socdaan Iyo Ganacsiga Soomaalida Oo Batay Iyo Sidoo Kale Qeymaha Lagu Shaqeeya Oo Hoos U Dhacay Taana Ay Keentay In Dhalintii Shaqalaha Aheyd DoorBidaan In Ay Wadankan Isaga Laabtaan
Si Kastaba Koofur Afrika Oo Ay Ku Nool Kumanaan Dhalinyara Soomaali Ah Badankoodna Xamaasha Oo Ganacsiyo Kala Duwan Ay Ku Leeyihiin Dalka Koofur Afrika Ayaa Hadane Dadka Inta Badan Dib Ugu Laabanaya Dalkooda Aya Si Aad Iyo Aad Usoo Kordheen Waqtiyadn Danbe Madaama Dalkan Dhibaata Ay Soomaalida Ku Haysata.
W/D:-Abdirahmaan Muumin (Codeey)
Email:Codeey11@gmail.com
South Africa-Cepe Town





