Mario Balotelli iyo Roberto Mancini oo gudaha tababarka isugu dhacay

Mancini oo uu dulqaadka ka dhamaaday


Mancini oo tababarka kooxda ku dhamaystay Buuqa Mario


Mario oo Markii ay Mancnini is fahmi waayeen Kaaliyaashiisa wax fahansiinaya

Macalinka iyo Ciyaaryahanka oo isku dhacay ,Mancini oo laga celinaya Balorelli


Mancini oo ku qaylinaya Balotelli


ugu dambayn waa laysku dhacay

Mario iyo Gaarigiisa







