Puntland oo ka Digtay Dhibaatada Al-Shabaab.

Maamulka Puntland ayaa ka digay Dhibaato ka imaado Xarakada  Al-Shabaab ee dalka Soomaaliya taasi oo haatan loogu awood roonaaday inta badan gobolada dalka Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada amniga ee Maamulka Puntland Khalif Ciise erig oo ka hadlay shir  ku saabsan amaanka oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso ayaa waxa uu ka hadlay arimaha Xarakada Shabaab ee dalka Soomaaliya dagaalada Xoogan kawada.

Khalif Ciise Ireg ayaa sheegaya in Xarakada Shabaab ay kusoo jabtay dagaaladii koonfurta Soomaaliya ayna haatan doonayso inay khalalaaso ka samayso Maamulka Puntland deegaanada uu ka aramiyo wasida uu hadalka u dhigay .

Waxaana uu Tilmaamaya Wasiirku in ay la dagaalami doonaan Kooxda Ka dagaalanto Buuralayda galgala ee uu hogaaminayo Atam.

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in wararka maanta. Bookmark the permalink.

Comments are closed.