Philipp Lahm,” Waxaa Dhiman 17 kulan”

Philipp-Lahm

Difaaca ahna kabtanka naadiga Bayen Munich Philipp Lahm ayaa waxa uu aaminsanyahay in xagaagan weli u baahanyahay in loo cayaaro sidii aay ugu guuleysan lahaayeen Bundesliga ha.

Bayern ayaa Bundesliga ha ku hogaaminseysa 42 dhibcood halka naadiga kusoo xigga ee Bayern Leverkusen aay heysato 33 dhibcood.

Bayern Munich ayaa sidoo kale 12dhibcood ka koreysa Borussia Dortmund oo ah naadigii xagaagii hore qaaday Bundesliga ha.

Lahm ayaa diiday in aay Bundesliga ha aay sidaan ku qaadeen maadaama aay leeyihiin 42 dhibcood.

Isaga oo arrinkaas ka hadlaya ayaa waxa uu yiri: ” 17 kulan ayaa dhiman oo la cayaari doono wax kasta ayaana dhici kara”

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in CAYAARAHA. Bookmark the permalink.

Comments are closed.