Alfurqaan reading is an online quran an languages Academyto teach the students of any,age, any country and any were in the word welcome the alfurqan Islamic and languages who are worried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine Knowledge
Dhammaan bulshaweynta soomaaliyeed waxa la ogaysiinayaa meel kasta oo ay caalamka kajoogaan in uu diyaariyey machadka alfurqaan eebarshada DIINTA IYO LUUQADAHA. Inuu diyaariyey course yadan hooskuqoran
1=barashada quraanka . iyo higaada.
2=carabida iyo tajwiidka.
3=fiqiga iyo tawxiidka
4= Englishta iyo soomaaliga oo heer walba. leh
5=xadiiska iyo naxwaha.
6=siirada rasuulka
Ardaygii dhamaysa koorasyada aanu dhigno mid kamida waxa aanu siin doonaa shahaado anficidoonta. Machadka alfurqaan waxa uukuudiyaariyey waxbarasho heersare ah ee horo ugaadh
1=toosbaad ugabaranaysaa macalimiin aqoon sare u leh waxa aydhigayaan.
2= waa macalimiin soomaaliyeed oo akhlaaaq wanaagsan oo kusoo dhawaynaya.
3= waa macalimiin kuu diyaara wakhti kasta oo aad rabto waxbarashada
4=heerka qofkastaaba joogo ayaa looga bilaabayaa
5= wakhtiga ayaana la ilaalinayaa
6= caruurta yar yarna aad baa loo gucelcelinaa iyo dadka aad u waa weyn
Wixii faah faahi na nagala soo xidiidht call me tell: 2522-4161524 ama =2522-9147974 ama
0013477174572
ku darso = maamulka madarasada alfurqaan sheekh khadar10 ama macalinkhadar ama alfurqaan16 ama email=sheekh_khadar@hotmail. com
FEEGA ARDAYDA
Number |
Maalmaha (Days a Week) |
Lacagta / Fee |
1 Arday |
2 Maalmood asbuucii (2 days a week) |
$20Bishii |
1 Arday |
3 Maalmood asbuucii (3 days a week) |
$25 Bishii |
1 Arday |
5 Maalmood asbuucii (5 days a week) |
$30 Bishii |





