Noolaha Manolaan Karo Cunta iyo Biyo La'aan Qalbigana Macafimaad Qabi Karo Jaceyl Daacad La'aan

jaceylka ciyaar ma haan waa loo dhintaa oo waa loo dhib todaa gushiisa dhaqsi laguma gaaro oo laguma hanto lakin farxadiisa hadii nasiibka uu ku tageero waala hantaa oo muda dheer ayaa lagu noladaa nafta wax jaceyl iyo nafta lajaceyl yahay waxaa dhib iyo iqaab badan mudaneyso nafta wax jaceyl ruuxa wax jaceyl xili walba waxaa ku soo dhaca farxad iyo murugo aanan lasoo koobi karin miyaad ku guleesan dontaa mise waad ku guul dareesan dontaa ayaa mar walba niyada iyo qalbiga ladaris ah

444
Qiimaha jaceylka uu lee yahay waxaa fahmi kara ruuxa aqliga leh ee damiirta jir kiisa ku saleesan axdigana dhoora jaceylka waa uu misaan culus yahay ruux walbana ma qaadi karo culeeska jaceylka taasi oo a

an ula jeedo ruuxa beenta iyo axdi madhooraha ah maqaadi karo waa ay ku culus tahay qiimaha iyo axdiga jaceylka faraha u ah in uu ka soo baxo oo uu meel mariyo

 
Hadii aadan fahan saneen jaceylka nolosha waxba kama fahan sanid nolosha dhabta ah waa jaceyl ruuxa bini aadinka ah manolaan karo cunta iyo biyo la'aan qalbiga bini aadanka ah macafimaadi karo asagoon helin farxad iyo ruux farxada qeeb ka noqda

 
Aqristayaasha sharafta iyo ciziga iyo karaamada badan lahow hadii aad doneysaan su’aalo in jawaab la idinka siyo ama aad heysaan qiso dhab ah oo ku saabsan jaceyl adiga hakuqu seeso ama ruux aad taqaano haqu seeso waxaad ku soo diri kartaan ciwaanka hoose ku qoran ee aad aragtaan Mahadsanidiin

 

W”Q: Xasan Wadani
Allsomalia.com
Qaahir Masar
xasanraawi@hotmail.com

zp8497586rq
0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, OPINION. Bookmark the permalink.

Comments are closed.