Fanaanda da’da yar Nimco Dareen oo wareysi gaaban ka bixisay waqtigey ku sugneyd deeganka Somalida ee Ethiopia.
Nimco oo aad u muujisey wadaninimo iyo jaceyl ee u qabto dhulka Somalida iyo dadkaba ayadoo si calool furan uga hadashey fankeeda iyo sidey u aragto ku noqoshada dhulkeeda hooyo.
Dareen ayaa dhaleeceesay dhalinyaradii ku weerartay Nairobi xagaagi la soo dhaafay. waxey sidoo kale ka dhawaajisey “Waxa ayaan daro ah in lagugu dilo guriga hooyadaa maxaad u tagaysaa“. Dareen ayaa sii raacisey iney ka doorbiday wadanka markii loo fiiriyo qurbaha.
Fanaanada Muuqalka iyo codkaba heesata xiliyadaani adame ee nimco ayaa la xasuustaa in xili aay show ku qabaneysay dalka kenya aay jir dil xoogan ugeysteen dhalinyaro ka careysneet booqashadeydii Soomaali galbeed ee jig jiga iyo Taageerida dowlada soomaalida itoobiya iyadona markale sicad us heegay in hadii lagu dilaayo maxaad gurigaagi u tagtay aay rabto in aay ku dhibatao waligeyta aay tageyso.
HOOS KADAAWO WAREYSIGA NIMCO DAREEN





