Manchester City oo Ka badisay Stoke City

manchester CITY

Manchester City ayaa horay u qaaday tallaabo muhiim u ah ka dib markii aay 3-0 kaga badisay naadiga sida aad ka ah aay u xifaaltamaan ee Stoke City.

Manchester City ayaa goolkeedii koowaad waxaa u dhaliyey xiddiga reer Argentine, Zabaleta, daqiiqadii 43 aad ee cayaarta. Edin Dzeko ayaa isna Manchester City u dhaliyey goolkeedii labaad daqiiqadii 56 aad ee qeybtii labaad ee cayaarta halka weeraryahanka reer Argentine S. Aguero uu daqiiqadii 74 aad u dhaliyey goolkii sedexaad oo rigoore ahaa.

Naadiga hada haysta Cup ka horyaalka Ingiriiska ayaa 7 dhibcood oo kaliya ka hooseeya naadiga aay cadawga yihiin ee manchester United oo iyadu hogaamineysa horyaalka Ingiriiska xagaagan iyada oo kaalinta koowaad kaga jirta horyaalka.

 

GOOS GOOSKII MANCHESTER CITY VS STOKE CITY

 

 

 

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in CAYAARAHA, Sports. Bookmark the permalink.

Comments are closed.