Magaalada Bosaaso Qiimaha ay u Lee Dahay Maamulka Bari ee Dalka Somaliya Maxaad Ka Taqanaa

Magaalooyinka dalka soomaaliya midba waxaa lagu xasuustaa oo qiimo gaar ah ay u lee dahay hadii aan isbucaan ku soo qaado qoral keega magalada bosaaso ee maamulka gobalka bari waxay qiimo weyn ah u lee dahay maamulkaas bari waa halka kaliya ee dhaqaalaha degaan kaas ka soo gala

Magalada bosaaso waxay lee dahay bad oo ay ku soo xertaan marakiib iyo doonyo hadaba marakiib taas iyo doomahaas dano kala duwan ayay qabtaan dana waxay tahay mid bulshada somaliyed wax tara halka kuwa kalan ay u taagan yahiin dhibaateenta iyo sumcad xuma in ay u soo hoyaan magalada bosaaso iyo dadka ku nool waxaa soo laab laabta burcad badeed iyo kuwa bulshada somaliyed bada ku daadiya sida aan wada garaneeno kumanan kun oo bulshada somaliyed ka mid ah ayaa ku naf waayay bada u dhaxeesa bosaaso iyo yaman

Hadii aan ka hadalno burcada badeedka sababta keentay waxay

ka dhalatay bur burla ka dhacay dalka somaliya ayaa sabab u ah in ay yimadaan wax walba qaranka iyo bulshada somaliyed dhaawac iyo qiimo daro u keenaayo hadii dowlad awood leh ka dhalata ciidan awood xoogan leh dowlada somaliyed ee awooda leh ay sameeso waxaa meesha ka baxaaya bur cad badeed iyo shisheeye badeena dhibaato u keesa naayo Dhamaad

Aqristayaasha sharafta iyo ciziga iyo karaamada badan lahow hadii aad doneysaan su’aalo in jawaab la idinka siyo ama aad heysaan qiso dhab ah oo ku saabsan jaceyl adiga hakuqu seeso ama ruux aad taqaano haqu seeso waxaad ku soo diri kartaan ciwaanka hoose ku qoran ee aad aragtaan Mahadsanidiin

 

W”Q: Xasan Wadani
Allsomalia.com
Qaahir Masar
xasanraawi@hotmail.com

 

zp8497586rq
0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in OPINION, Wararka Maanta, wararka maanta, Warka Soomaali [news]. Bookmark the permalink.

Comments are closed.