Mac-hadka Barashada Qur?aanka Kariimka Ah Iyo Culuunta Diinta islaamka Ee Al-Burhaan Oo Kuu Haya Bushaarooyin Cusub.
Walaalaha muslimiinta ee ku kala sugan daafaha aduunka waxa loogu bushaaraynayaa in loo furay machad kaa haqab tiri doono barashada Qur?aanka Kariimka ah iyo culuunta Diinta Islaamka oo la yidhaa Al -Burhaan Online.
Hadaba Adiga iyo qoyskaaguba qof yar iyo qof waynba Meel kasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalimiin si toos ah kuu bari doonta Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.





