- Koobka Ciyaaraha Qaaramadda Afrika ayaa ka bilaabmay Maalinimadii shalay Dalkaas South Afrika, waxaana Maanta Ciyaaray Kooxda Dalka Itoobiya Iyo Zambia.
Ciyaartan ayaa waxay ka dhacday Mbombela Stadium Waxaana Ciyaartan daawanayay Dad dhan 10000.
Jemal Tessaw Gool-hayaha Itoobiya ayaa gabi ahaanba laga saaray Ciyaarta Kaddib Markuu helay Casaan.
Zambia ayaa si aad ah ooga cadhootay bar-bar dhaca Itoobiya.
Adane Girma ayaa u keenay Goolka Kooxda Qaranka Itoobiya.
Fursadadda ay lumisay Kooxda Itoobiya ayaa ah Kaddib Markii loo dhigay Rigoodhe.
Xabashidda Mucaaradka Itoobiya ah ayaa aaminsan Geeridda Zenawi kaddib in ay Kooxda Kubadda Cagta Itoobiya soo noolaaden.
Hoos ka Daawo Muuqaalka.





