Tababaraha Bayern Munich ayaa sheegay in naadigiisu kulankii shalay oo Jimco aheyd aay la cayaareen Wolfsburg aay soo bandhigeen in aay yihiin yihiin naadi awood ku leh Yurub.
Bayern ayaa ka horeysay 18 dhibcood naadiga kaalinta labaad uga jira horyaalka ee Borussia Dortmund,balse Borussia ayaa cayaari doonta maanta oo Sabti oo hadii aay soo badiso Bayern ka hooseyn doonta 15 dhibcood.
“waxaan la cayaarnay naadi u cayaaray sidii ugu fiicneyd ee uu xagaagan u cayaaro” ayuu yiri Jupp Heynckes.
“Xaqiiqdii waan jeclahay qaabka naadigu u cayaaro waayo ma aaney jirin gool nalaga dhaliyey markasta waxaan u cayaarnaa sida nalagu yaqaan waana ku faraxsanahay guusha aan gaarnay” ayauu yiri sidoo kale, Manuel Neuer, gool hayaha Bayern Munich.
Bayern ayaa Talaadada soo






