Difaaca 25 ka ee u dhashay Switzerland una cayaara naadiga Arsenal ee Johan Djourou ayaa la xaqiijiyey in uu ku biiri doono naadiga horyaalka Bundesliga ka tirsan ee Hannover 96
. Djourou ayaa Hannover 96 amaah ku joogi doona inta ka dhiman xagaagan. Djourou ayaa Arsenal kusoo biiray 2004 tii isaga oo u saftay 144 kulan.
Djourou ayaa kulankiisii ugu horeeyey arsenal 2-1 uga badisay Manchester City.







