Nolosha bini aadanka waxaa ugu fiican uguna qurux iyo daganaasho badan in ruuxa uu helo naf u daacad ah oo kal jacel badan uu kala dhaxeeya waxaasa hubaal ah daacada iyo kal soonida iyo is fahanka lagama maar maan in ay tahay wax walba waxaa ka horeeya uguna fiican in uu jiro is maqal ay ku dheehan tahay kal sooni badan iyo daacad nimda dheraad ah

Ruuxa in taas hela waxuu helay wax badan waxuu ku ku riyonaayay naf tiisan ay doneesay wax in aad hesho marna waa ay fudu dahay marna waa ay adag tahay lakin waxaa la donayaa waxaad in badan sugeesay hadii aad hesho oo gacanta uu kuu soo galo in aad waxaas si adag ah aad ugu dhagto una dhaqaleesato labadaas ayaa laga donayaa si fudud hadii aad is kaaga deeso dhibkii ahaa sugidii iyo waqtikii dheraa oo uu kaa maqnaa ayaad mar kale dib u galeysaa
Taasina waa dhibaato xogeeda leh waa in ruux walba uu iska ilaali yaa midaas Sayba shay ayey ka fiican yahiin kana qurux badan yahiin lakin jacelka waa hal mid oo kaliya jacel kale oo ka qurux badan majiro ee waxaa wanaagsan labada ruux ee mar kaas uu u dhaxeeya jacelka in ay is tusiyaan wanagiisa iyo ficnaan tiisa samir badan waa in uu jiraa hadii uusan jirin wax layiraado samir iyo adkeesi waxaa xubaal ah dhib iyo is fahan daro badan in lawada galaayo taasi oo mar kaas dhib keena in laka tago oo la isla joogi waayo ayaa hal kaas ka imaneysa Dhamaad
W”Q:Xasan Wadani
Allsomalia.com
Qaahira/Masar
xasanraawi@hotmail.com





