Hotmailka Ayaa Dad Badan Isku Diray Qoortana Isku Galiyay Maxaad Kala Socotaa Aqriso

0saves

Sanadkii 2010 ayaa waxaa is badal xoogan ku yimid Hotmailka oo ah goob kumanan kun oo dad ah oo ku kala nool dunida daafa heeda ay isticmalaan dhibaatada ugu ba’an ee soo wajahday hotmailka ayaa waxuu yahay

In dad badan qoorta isku galiyay oo si wacan isku jeclaa hadaba inbox fariin marka aad is tiraado ugu dir uma tagaayo inta badan ruuxa aad is tiraado waad u dirtay fariintaada oo waa ay kaa gaartay ayaa halkii jawaab aad kaga sugeeso ka waneysaa taas oo dad badan qoorta isku galisay
Ciladaan ayaa waxay si rasmi ah u bilowatay sanadkii 2010 lakin sanadahi ugu dan beeyay ayuu sii xogeestay dad badana ay lakulmeen walow dad badan aanan garaneen wali ay jiraan ciladaan oo kaliya ma’ahan waxaa jiro oo kale marka aad is tiraado ruux ku darso emailkiisa waxuu ku lee yahay waad ku darsatay lakin ruuxa isma arkesaan taasina waa arin dhacda inta badan oo dad badan jahwareer badan kala kulmeen
Hadii ruux fariin hotmailka inbox kiisa aad ugu direeso sidex jeer ku celi oo u dir waa ay garesaa fariin taada markaas lakin hal mar oo kaliya hadii aad u dirto hore kama garayaan oo farin taada halkaas ayay ku qasareysaa waadna ku daleysaa sida ruuxa jawaab ugu sugeeso fariinta sidex jeer ama labo jeer inbox ugu dir waa ay garesaa markaas farin taada jawaabna waad haleysaa Dhamaad

W/Q:Xasan Wadani
Tafatiraha Arimaha Bulshada
Qaahira Masar
xasanraawi@hotmil.com

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in Health, MAAWEELO, OPINION, SHEEKO, Technology, TECHNOLOOJIDA, Travel. Bookmark the permalink.

Comments are closed.