Heesta caawa nasashada ah ee websetka allsomalia.com uu ugu talagalay aqristayaasha sharafta badan meel walba aad joktaan hestaan oo ah hees jaceyl waayo dheer iyo xasuus dib uu galineesa marka aad dhageesato waxaa qadaayo fanaanka codka dahabiga ah khaalid yare
Xili walba diyaar waxaa lagula yahay in wax walba oo aad doneeso laguu qabto waxaad si deg def ah u so beegsan kartaa ciwaankaan oo xili walba u taagan in uu kaaga jawaabo wax waba oo aad rabto in laguu qabto Mahadsanidiin





