Siyaasinta iyo wax garadka Puntland ayaa maalmahan danbi dhagta kuhayay arinta cakiran ee khalaafka badan dhalisay mudo kororsiga Madaxwayna Faroole .
( Maxaa laga doonayaa Faroole )
Maraka lagaaro 8 junuary 2013 waxaa maamulka C/raxmaan Faroole looga fadhiyaa in ay soo diyaariyaan dooroshoyinka Maamulkaasi, balsi faroole ayaaba tagaan in aysan waxdoorasha dhacay mudadaas waayo sanad kudarsadaay muadaii ay doorashadu dhicilahaayd
(Hadii Doorashadu Mudadaas Dhici Wayso Maxaa lafilayaa )
Siyaasiyiinta ka soo horjeeda Madaxwaynaha Xilkiisa lagu muransanyahay ee Maamulka Cabdirixmaan Faroole ayaa sheegay inay uga dhawaaqayan Magaalada Qardho dhawaan maamul ka madax banaan Faroole oo si KMG ah u sii haya Jagadaasi inta ay dadku dooranayaan cida ay isleeyihiin waa idin hogaamin kartaa.
(Maxay Amin sanyehiin Siyaasinta Puntland)
Siyaasiga Cabdirixmaan Sheekh Maxamed ayaa sheegay xisbiyo uu laaluush ku baxshay Faroole in uu dhawaan ka sameeyay deegaanada Puntland, wuxuuna xusay dadka Xisbiyada furtay inay yihiin kuwo faroole u balan qaaday jagooyin.
Sidoo kale ayuu soo hadal qaaday Kursiga Faroole iyo qabka uu wax u maamulo wuxuuna sheegay Puntland inuu ka dhigtay Boqortooyo.
Sikasta ha ahaatee shan malin kadib ayaa la ogaan doonaa qaabka ay wax iskubalaan iyo qalaalasa siyaasadeed ee kataangan Puntland halka uu ku danbeey doono iyadoona arinkaas lawada dhowrayo






ilaah waa caadil dulankii aad ka wadeen koofur ayaa ilaah ku wareejiyay pint land.
godkaad qoteen baad ku hoobateen.
guuleed yare kuguma raacsani fikerkaaga waxaan aad u jeclaan lahaa in siyaasiyiinta iyo shacabka reer puntland in ay muujiyaan samir iyo dulqaad oo ay iska ilaaliyaan ficilada horseedi kara bur bur wax yeeleyn kara maamulka dowlad goboleedka puntlaan oo aan u arko danta shacabka iyo dalka soomaaliyeed si taxadar badan haloogaga digtoonaado arrimaha aan kor ku sooxusnay.
Asc
Wax walba oo dhiig muslim ku daadanyo waa ka soo horjednaa