Waxaa fursad qasaarisay united markii saacad kahor ladubtay kooxda ay xifaaltamaan ee Chelsia
70 ka jirka hogaamiyo united ee fergusan ayaa marqaati ka ahaa guul darada kudhacday Chelsia markaas uu u safray caasimada norwich si uu ula ciyaaro kooxda Norwich,balse arintu manaqan sidii lafilayay waxaase markeeda laqalay kooxda ugu guulha badan horyaalka England
Macalin farjee ayaa ku abaal mariyay harnandez kooxda 1aad ee ka hortagtay norwich kadib markii uu badbaadiyay isbuucii hore.
United ayaa 1-0 looga badiyay xili uu kamqanaa hogaamiayahooda wiilka biritishka ah ee rooney.
Van.gool ayaa ku guul dareeystay in uu badbaadiyo koocdiisa xili aad loogu baahnaa sidaasana waxaa guul daradii 3aad la dhadhansiiyay kooxda shayaadiinta cascas taas oo ka dhigan in eey hal dhibic kor u fiiriyaan kooxa eey dariska yihiin ee city
Xogta Ciyaaraha Caalamka






