All Somalia

Booliska Kenya oo Sheegay in ay Dileen Nin katirsan Kooxda Al-shabaab
Booliska Kenya ayaa Sheegay in ay Dileen Nin ka Tirsan Kooxda Al-shabaab oo ay ku sheegeen in ahaa Tababare xaga Dagaalka.

Sargaal u hadlay Booliska Kenya ay warbaahunta xaqiijiye in booliska wadanka Kenya ay u suurta gashay in ay toogtaan taba bare oo Al-shabaab ah.

Ilo goob jogayaal ah ayaa sheegaya in booliska ay ku dileen magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya Ruux Rag ah hasa ahaatee aan la ogeyn waxa uu yahay.

Booliska ayaa tilmaamay in ay baaritaan buuxa ku hayaan Ninkaan ay ku sheegen in uu yahay Al=shabaab.

Tan iyo markii ay ciidamada Kenya u suurta gashay in Somalia ay soo galaan Kenya waxa ay la tacaalaysay amniga wadankeda’waxaana Dhoor jeer dalkaasi ka dhacay Qarxyo iyo weeraro ay geeysanayaan kooxda Al-shabaab ee Soomaaliya.

Taliska Ciidanka Dowlada ee Kismaayo oo Raaskanbooni Eedeyn kulul usoo Jeediye
Taliska ciidamada Xooga Dalka ee ku sugan Jubooyinka ayaa waxa ay ku eedeyen ururka Raaskambooni in ay ka danbeeyen weerarkii lagu dhawacay sarkaalki ugu sareeyay ee koxdaasi Yasiin Rader.

Taliska waxa uu muujiyay in ururkaasi uu ka tirsan yahay Radeer ay iyaga u soo bareeren in ay dilaan Yasiir Rader.

Taliye Bule oo ciidamada Dowlada  Soomaaliya dhanka howgalinta u xilsaaran ayaa sheegay in ururka Raaskanbooni ay ay weerareen Sargaalkaasi ka tirsanaa si ay ubuuraan qalalso dhanka lagu qal qal galkinyayo ayuu yiri Sargaalkaasi ka tirsan ciidamada Dowlada Soomaaliya.

Dhanka kale waa Saaka dagan xaalada Magaalada Kismaayo oo Maalintii shalay ahey ay ka dhaceen qarxyo iyo is rasaaseen ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa 5 ruux oo ubadan dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Maamulka Gobalka Banaadir oo Sheegay in ay Qaadayaan Talaabooyin ay Ammaanka ku Xaqiijinyaan
Warsame Maxamed Xasan (Warsame Joodax) gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee maaulka g-banadir ayaa waxa uu sheegay inay qadanayaan tilaabo kama danbes ah oo ay kusugayaan amaanka caasimada kadib markii maalmihi danbe laga dareemayay magalada Muqdisho oo ay kusoo kordhayeen falalka amaan darada ah.

Maamulka gobolka aya dhwor jeer ku cel celiyay in la sugaayo amaanka Muqdisho in kastoo habeenadii lasoo dhaafay laga dareemayay caasimada in xaafado kamid ah in ay ka dhacayeen dilal iyo qaraxyo.

xarunta madaxtooyada ayaa  kamid noqotay goobaha lagu bartilmaamaysado madaaficda waxana hadalka gudoomiyaha uu yimid kadib markii xalay ilaa iyo shalay ilaa ayaa magaalada muqdisho waxaa ka dhacay falal amni daro oo lagu waxyeeleynayo dad shacab ah iyo Mas’uuliyiinta Dowlada.

Wasaarada Arimaha Gudaha oo Qaban Qaabineysa Shir Ammaanka Dalka Looga Hadlayo
Wasiirka arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya  C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Sheegay in wasaaradiisa ay dhawaan qaban qaabin doonto shirweyne looga hadlayo Amaanka Dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa tilmaamay in shirka uu yahay mid ay kasoo qeybgalayaan dhamaan qeybaha kala duwan ee shacabka Soomaaliyeed,iyadoo waxgaradka uusan ka marneyn si looga tashado ammaanka dalka iyo sida lagu hagaajin karo.

“Insha Allah tacaala dhawaan waxaan qaban doonaa oo odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ay qeyb ka noqon doonaan shirweyne qaran oo looga hadlayo ammaanka dalka sidee ammaanka ku sugnaa ,meeshaas waxaan rabnaa inay kasoo baxdo qof alle oo dalka dhibaato ku haayo oo qori caaradiisa iyo qabiil ku dhibaayo inuusan laheyn qabiil oo meel loga soo wada jeesto”Ayuu yiri Wasiirka arimaha gudaha ee dalka.

Ammaanka dalka inkastoo uu ka wanaagsan yahay wax badan marka dib loo milicsado marxalado qatar badan oo lasoo maray, ayaan hadana ammaanka wuxuu aheyn mid sidii loogu talo galay u hagaagsan.

Hadalka Wasiirka Arimaha Gudaha ayaa imaanaya Xili dhawaanahaan eedeymo kulul wasaaradiisa loo soo jeedinaye taasoo ku aadan in ay ka gaabisay amnaanka magaalada Caasimdda ah ee Muqdisho.

QM oo Sheegtay in ay Korortay Qaxootiga ka Cararaya Wadamada Dagaalada ay ka Jiraan
Warbixin ay soo saartay hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha qaxootiga ee (UNHCR),ayaa waxay ka sheegtay in qalalaasaha ka taagan wadamo Soomaaliya  ka mid tahay sababeen inay guryahooda ka cararaan iyagoo raadinaya ganbaad kale oo nabad galyo ah.

Hay’ada ayaa tilmaantay sanadkii la soo dhaafay ee 2012-kii dad badan ka qaxeen guryahooda kuwaasi oo galay wadamo badan oo ka mid ah wadamada dariska la ah Soomaaliya iyo dalalka kale.

Waxaana warbixintaasi intaasi ku dareysaa in shacabka la baday waxyaabo aanay awoodin Karin oo hay’ada ay ku sifeysay in dadka Soomaaliyeed naftooda ay ku biimeeyaan badaha qatarta badan.

Warbixinta oo maanta la soo Saaray ayaa hay’ada qaxootiga aduunka ee (UNHCR) ayaa waxay ku xaqiijiyeen iny warbixinta ku hayaan in 7.6 oo malaayiin qaxooti ah ay barakaceen sanadkii 2012-kii aynu soo dhaafnay,waxayna warbixinta u aaneysa qilaafaadka dagaalada oo sii kordhayay.

Sanadihii ugu danbeeyay waxaa la sheegay inay kor u sii kaceen arimaha qaxootiga wadamada qalalaasaha ka taagan yihiin,sida Soomaaliya,Afgaanistan iyo Syria.

Dowlada Looga Digay in ay Burburiso Goobaha Cibaadada ee ku Yaal Magaalada Muqdisho
Guddiga arimaha diinta iyo garsoorka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in la burburiyo goobaha cibaadada eek u yaala magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Amiin oo ah xoghayaha guddiga arimaha diinta ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka arimaha Garsoorka iyo Cadaalada ay isla garteen inaan la burburin goobaha dugsi qur’aanada ee caruurta wax ka bartaan si lamid ah goobaha ganacsiga inaan loo burburin.

Wuxuu sheegay inay kulan la qaateen qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhiga dugsi qur’aanada Magaalada Muqdisho ayna ka dhageesteen cabashadooda ku aadan inaan la bur-burin goobahooda dugsi qur’aanada ah.

Howlgalo burburin ah oo dhawaan laga sameeyay Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir oo ay kamid yihiin Degmada Warta Nabadda, Howlwadaagiyo Degmada Yaaqshiidwaxaan lagu Bur-buriye Qaar kamid ah Masaajida iyo Dugsiyada Qur’aanka kuwaasoo intooda badan wadooyinka ku yiilay.

Dad lagu dilay Kismaayo iyo Xaalada Magaalada oo Kacsan
Ilaa Shan ruux oo qaar kamid ah ay yihiin Ciidan  ayaa lagu warmayaa in maanta siyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, iyadoo xaaladda magaalad ay tahay mid kacsan

Xiisadda ayaa dhalatay kaddib markii saaka la dhaawacay Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer) oo ka mid ah saraakiisha magaalada Kismaayo, xilli uu socday howlgal lagu qaadayay jid-gooyo ay maleeshiyo  dhigatay waddada aadda dekeda magaalada Kismaayo.

Goobaha ganacsi ee qeybo ka tirsan magaalada ayaa xiran iyadoo laga cabsi qabo in iska hor-imaadyo ay dhacaan.

Yaasiin Raadeer ayaa la sheegay inay rasaas madaxa ka haleeshay, isla markaana la geeyay isbitaalka ciidamada Howlgalka AMISOM ee magaalada Kismaayo.

Waxaa Caawa lagu warmayaa in Xaalda Magaalada ay kacsantahay iyadoo haatan dadku intoodabadan ay guryahooda ku jiraan isla markaana cabsi xoogan ay ka qabaan in  dagaal uu ka dhaco magaalada.

DEG-DEG:- Labo Kamid ah Baalayaashii Ku Shaqeynaye Cad Ceeda oo Goordhow lagu Qarxiye Magaalada Muqdisho
Wararka naga soo gaaraya Degmada Wardhiigley ee Gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Xaafada Cali Kamiin ee ka tirsan degmadasi  labo ka mid ah baalayaashii ku shaqeeynayay cadcadeeda ay burbureen ka dib markii sida la sheegay qarax ay haleeleen baalayaashaasi.

Goob jooge ku sugan Xaafada qarax uu ka dhacay oo la hadlay  warbaahinta ayaa sheegay in Qarax loo maleenayo in horay loogu aasay dhulka hoostiisa oo u dhow Baalayaasha ku shaqeeya cadcadeeda uu qarxay ka dibna waxyeelo ay ka soo gaartay labo ka mid ah nalalka cadcaeeda ku shaqeeya ee dadka Muqdisho ay micneeyeen qeyb ka mid bilicda Magaalada.

Qaraxa markii uu dhacay ka dib ayaa ciidamada dowlada Soomaaliya ee Degmada Warta Nabada ay gaareen goobta wax ay ka dhaceen,iyagoo halkaasi baaritaano ka sameeyay.

Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay meelo fog sida dadka deegaanka ay sheegeen.

Ma ahan markii ugu horeysay oo qaraxa lala eegto qaar ka mida ha baalayaasha nalalaka cadceeda ku shaqeeya ay ku xiran yihiin.

Xafiiska Bad Mareenada Aduunka oo War ka soo Saaray Burcad Badeeda Soomaalida
Xafiiska bad mareenadda adduunka ee( IMB) Warbixin uu soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay in burcad badeeda kahawlgasha biyaha galbeedka Africa ay ka halis badan yihiin kuwa Soomaalida marka xilligaan loo eego.

Warbixintaan uu soo saaray xafiiska IMB ayaa waxaa lagu sheegay in sanadkii inaga dhamaaday ee 2012 ay galbeedka qaaradda Africa lagu weeraray badmareeno gaaraya 966 ruux halka biyaha Soomaaliyana lagu weeraray 851 badmaax.

In burcad badeeda kahawlgasha galbeedka Africa ay ka qatar badan yihiin kuwa Soomaalida ayaa warbixintaan lagu sheegay sababtoo ah burcad badeeda galbeedkaAfrica waxay sanadkii lasooay toogasho ku dileen illaa iyo 5 ruux oo badmaaxiin ahkana mid ah 206 ruux oo ay afduub ahaan u haystaan.

Inkastoo ay halis badan yihiin kooxdaan gaadiidka badeedka ku ugaarsata biyaha Africada galbeed haddana ma gaarsiisna heerka cabsida ee laga qabo burcad badeeda Soomaaliyeed.

Hay’adaha ka hadla arrimaha baddaha ayaa sheegay inuu jiro hoos u dhac ku yimid burcad badeeda ka qawlaysata biyaha Soomaaliya ku teedsan.

Hogaamiyaha Al-Shabaab oo Fariin Adag udiray Ragii Mucaaraday
Bayaan kasoo baxay hogaanka Al-shabaab ayaa aad loogu dhaleeceeyey qaar ka mid ah hogaanka ururkaas oo maalmihii lasoo dhaafay baahinayay qoraallo ay ku eedeynayeen hogaamiyaha Al-shabaab Abuu Zubeyr.

Bayaanka kasoo baxay hogaanka Al-shabaab oo kooban 17 bog, kuna aqoran afka Carabiga, cinwaana looga dhigay “Tani Waa Gaarsiin Ku Socota Dadka” ayaa raga hogaamiyaha Al-shabaab kasoo horjeeda ku eedeeyey ilaa dhowr arrimood oo la tilmaamay iney ku kaceen.

Bayaanka kasoo baxay hogaanka Al-shabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay in kadib muddo ay ka aamusnaayeen waxa ay faafinayaan ragaas aan la magacaabin ay ku qasbanaadeen iney cadeeyaan sida layiri dambiyada ay umadda ka galeen.

Bayaanka Al-shabaab ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah saraakiisha ururkaas iney ka kaceen.

A- Iney ku kaceen arrimo kala geynaya umadda, islamarkaana ay ka baxeen jamaacada umadda.

B- Iney ku guda jiraan fasaad ku hayaan dhulka, sida:

1- Iney gilgileen Muuminiinta oo ay faafiyeen warar been ah oo sida la yiri u adeegaya cadowga.

2) Fool xumeynta muuqaalka Jihaadka iyo in lagula kacay waxyaabo foolxumo ah.

3) Iney gaaleysiiyeen, isalamarkaana faasiqiin ku tilmaameen Mujaahidiinta, iyadoo waxa la isku heysto yihiin masaa’il Ijtihaadi ah oo aan meesha kufri iyo fisqi midna oolin.

“Ragaasi waxey madaxda Mujaahidiinta ku tilmaameen Dawaaqiit la caabudo Alle ka sokow” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay hogaanka Alshabaab, lamana xusin magacayada raga la eedeeyey.

4) Iney faafiyeen asraarta Mujaahidiinta oo ay gaarsiiyeen cadowga Alle, kadib markii ay ku fidiyeen baraha arrimaha bulshada.

5) Iney fasaadinayaan wadjirka Mujaahidiinta oo ay fitno abuurayaan, islamarkaana Amiirada ay ku kicinayaan shacabka.

6) Iney diideen gudashada xuquuqdii ku waajibtay iyo iney diideen dhiig dhowrsan.

Qeybta sadexaad ee qoraalka ayaa waxaa ku jira erayo ishaaro u noqon kara in hogaanka Alshabaab raga kasoo horjeedo ula muuqdaan Khawaarij.

Waxaa lagu sheegay qoraalka in Khawaarij soo baxeen kaddb markii ay ka horyimaadeen labadii Amiirul Muuminiin ee kala ahaa Cusmaan Bin Cafaan iyo Cali Bin Abii Daalib iyo iney ka baxeeen Jamaacada Umadda

Waxaa sidoo kale lagu xusay bayaanka kasoo baxay garabka Abuu Zubeyr ee madaxa Alshabaab in rag ku xisaabsanaa safka dagaalka Alshabaab wadaan ay raali ku nodeen iney ceebeeyaan Alshabaab, islamarkaana gadaal uga yimaadaan.

Lama xusin raga sidan loo eedeeyey hase ahaataa waxaa la ogyahaya in raga qolaada ka dhanka ah hogaamiyaha Alshabaab Abuu Zubeyr ka muuqday ka mid ahaa:

1- Ibraahim Afgaan, 2- Xasan Daahir Aweys, 3- Mukhtaar, Roobow, 4- Abuu Mansurl Al-amriki, 5- Zubeyr Al-muhaajir, 6- Burhaan Sheekh Xaashi, Abuu Yusuf Alqriib iyo rag kale.