anaanka cumar shooli oo soo gaaray magalada hargeysa waqooyiga somaliya ayaa wareesi gaar ah siyay Radiyaha qaranka somaliya shacabvka somaliyed ayaa waxuu ugu baaqay in ay ku midobaan oo ay adkeyaan amaan kooda
Dhina cakale fanaanka cumar shooli ayaa sheegay in uu soo gaari doono magalada muqdisho xaruunta dalka somaliya asagoo ka soo duuli dono magalada hargaysa oo haatan ku sugan yahay
Halkaan ayuu farxada ciida heesa ugu qadayaa shacabka magalada hargeysa oo si aad ah loogu yaqaano fanka iyo sugaanta mararka qaarna layiraado fanka somaliya waxuuba ka yimid magalada hargeysa xaruunta dalka somaliya
Cumar Shoolli ayaa ugu baaqay shacabka somaliyed meel kasto ay joogaan in ay isku duubnaadaan meelna uga soo wada jeestaan cid kasta oo wax u dhimeysa nabadda isagoo kula dardaarmay in ay ka shaqeeyaan sidii ay u hagaajin lahaayeen dalka sharafta uu ku lahaana caalamka dib loogu soo celin lahaa
Si walba xalada ha ahatee fananka cumar shooli ayaa mal mihii ugu dan beeyay safaro ku kala bixinaayay wadamada caalamka oo ay ku sugan yahin shacabka somaliyed qaar kood kana soo cararay dhibaata badan ee ka taagan dalka somaliya iyo daruufta oo aad u adag xaga nolosha iyo shaqa la’aanta walow dalkaaga hooyo wax kuu dhaama aysan jirin lakin mawada fahan sana shacabka somaliyed midaas waa ay ka hurdaan






test