Fanaanadda Raxma Rose Muqaalka Heesta Dhaayo Jaceyl Ayay Soo Saartay (Video)

Fannanadda Rahma Rose oo ah Fananad Fanka Ku cusub ayaa soo sartay muuqaalka heestedi dhaayo jaceyl ,waxaana heesta u Farsameyay una duubay Studio SomaliVip uu maamulo Ahmed Ugaaska.rahma

 

Heestan ayaa leh muuqaal wanagsan , Arayo Macaan iyo labis qurux badan oo ay ku soo labisatay Fananada Rahma Rose, fanka North America ayaa wayahan danbe sara u kacay kadib markii ay fananiintas ay soo bandhigeen Heeso cusub iyo Muuqaalo cajiib ah oo dadka fanka xiisaya ka yabiyay.
Fanaanada Rahma Rose ayaa hore u soo saartay muuqalka heesta Hanad, taaso maalmo heesatay dhagaha dadka fanka jacel ee xiisaya muuqaalada heesaha Soomaaliga.

Malmahaan Danbe waxaad moodaa in soo saarayasha iyo fanaaniinta  waqooyiga Maraykanka ay ku tartamayaan heeso cusub iyo muuqaalo soo jiitay dhamaan dadka aadka ugu xiran dawashada heesaha Soomaaliga ee muqaalada wanagsan leh.

Halkaan Hoose Ka Daawo Heesta Dhaayo jaceyl

 

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO. Bookmark the permalink.

One Response to Fanaanadda Raxma Rose Muqaalka Heesta Dhaayo Jaceyl Ayay Soo Saartay (Video)

  1. fahad masti yare says:

    raxmo rosi abyo mcn illahay ka cabso ee is astur wlh magac ad ka raadinayso aduun iyo lacag ad uso bandhigayso jidhkaga waxa kaga daran illahay agtiisa waxa ku yaalo ama carada illahay ee codka macan u illahay ku siiyay ha iskaga ciyaarin aduunkan ma ahan wax lagu waarayo waa mid qof walbo safar ka yahay waxana ficnan laheed aduunka hadu ahan lahaa mid lagu waarayo ama cimrikaga usan dhamanaynin lkn waxa lagu dhahay qof walbo saacadisa ayu dhimana marka illahay hadalkayga haka dhigo midi kuso waano qadato Amiin