Fanaanada Ayaan Tromso oo Muuqaal Cusub ka Sameysay heesta Qalbi Lula (Video)

Fanaanada muuqaalka qurxoon ee Ayaan Tromso oo ku cusub fanka ayaa soo saartay muuqaalka heesta ‘Qalbi Lula’, waxaana Miraha iyo Laxanka heesta iska leh Cabdalla Yusuf Hanuuniye halka Musiga uu saaray Bashiir Hanuuniye.

Ayaan ayaa si fiican u qaaday heesta Qalbi Lula, waxaana la dhihi karaa fanaanadaan cod ahaam iyo muuqaal ahaan intaba wey nuureysaa, guul wacan ayaanu leenahay.


Halkaan ka daawo Muuqaalka heesya Qalbi Lula.

 

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO. Bookmark the permalink.

Comments are closed.