Ethopia oo Hub Iyo Tageero u balan Qaday Ahlusuna Waljamiica

Sarakiisha Culima’udinka Ahlusuna waljamiica ee Gobolada Dhexe Ayaa Ka Warbixiyey Is kaashi Dhex Maray ciidmada Ahlusuna Iyop Itoobiya.

Cabdifatax Maxamed khalif oo Ah wakiilka Ahlusuna ee  itoobiya Waxa uu Sheegay inay dowlada Itoobiya u balan qaday Inay ciidamadooda ka tageerayso Mileteriga Iyo taba barada.

Cabdifatax Maxamed khalif Ayaa Intaasi waxa uu ku daray Inay Ahlusuna door Muuqda ku leeyahiin dagaalada looga soo horjeedo Al-shabaab Ayna Dowlada Itoobiya tageero U balan Qaday.

Ururka Ahlusuna oo Inta Badan mamaula Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya Ayaa Xirir Weyn kala Dhaxeya Ciidamada Iyo dowlada Itoobiya.

waxana Xiligani dowlada Itoobiya Sheegtay inay taba bar siinayso ciidamada Ahlusuna waljamiica Ee Gobolada dhexe.

Cabdifatax Maxamed khalif Wakiilka Ahlusuna Waxa uu sheegay inay dowlada itoobiya U balan qaday inay sanadaha Meliteriga K aTageerayso Ciidamadooda.

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in Wararka Maanta. Bookmark the permalink.

Comments are closed.