DHACDO XANUUNBADAN:- Gabar Soomaali ah oo la Furay Xilli Galbiska Arooskeeda la Sugaayay

Qisadaani waxa ay ku dhacday Gabar soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Fartuun aadan waxa ayna ku nooshahay Dalka Imaaradka Carabta, Fartuun waxa ay ku jirtay aroos waxaa isku imaaday gabi ahaan asxaabteeda iyo Ehelkeeda waxaa gabagabo gaaray arooskii dadkiina waxa ay u diyaar garooben inay Aroosada Fartuun usii sagootiyaan Gurigeeda

Nasiib daro Fartuun Aadan oo isku diyaarineysa galbiska arooskeeda ayaa waxa ay kawar-heshay in Fartuun lagu dul furay halkii ay fadhisay oo ahayd hooygii ay kunoo

led

Fartuun waxa ay la aqal-gashay nin lagu magacaabo Xassan xaaji oo ay ku baratay Aallada Facebooga waxa uuna kunoola dalka IngiriiskaHayeeshe Xassan oo dareensanaa Cilad ayaa mar quraha waxa uu furiin dul dhigay Fartuun isaga oo aan la garaneynin sababaha uu ku furay marwadiisa cusub

Si kastaba ha ahaatee dhacdadaasi ayaa noqotay mid layaab ah waana dhacdo kusoo badaneysa soomaalida qurba joogta dhex-dooda taasoo ay sababeyso kalsooni daro maadaama ay iska dhex calmanaayan Aallada Facebooga.

zp8497586rq
0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, SHEEKO. Bookmark the permalink.

Comments are closed.