Laacibka reer Spain ee u cayaara naadiga Barcelona ee David Villa ayey u muuqata in mustaqbalkiisa cayaareed aanu sii ahaan doonin Barcelona aayna u dhawdahay in uu tagi doono xagaagan inta uu furan yahay suuqa kala iibsiga cayaartoyda.
Balse waxa ay ku xiran tahay naadiga soo dalbada qiimaha uu ku soo dalbado iyo sida aay Barcelona u aqbasho.
Naadiyo badan oo aay ka mid yihiin Arsenal, Liverpool iyo Javantus ayaa aad u danaynayey weeraryahanka dhawaanahaan.





