DAAWO VIDEO HEES CUSUB:Fartuun Omar Iyo Cabdi Casiis Iskalaaji oo Wacdaro Ka Dhigay Hes Cusub oo lagu Magacabo”Mac Isii”

Labada fanaan ee kala ah Fartuun iyo Cabdi Casiis Iskalaaji ,yaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo aad u macaan  laguna magacabo “Hab Isii”, wexeyna labdaan fanaan si wanaagsan u jileen macnaha heesta,waxaana u farsamayay una duubay Studio Liibaan Yare.

Fartuun Omar oo kamida fanaaniinta codkooda aadka loo jecelyahay lagu tilmaamo in ayba ka duwantahay fanaaniinta dumarka ah ayaa markaan waxa ay Hees La Soo Saartay fanaanka Cabdi Casiis Iskalaaji oo lagu aqoonin heeshaa muuqaalka ah ee fanaaniinta reer north America caanka ku yihiin.

Heestaan Hab Isii waxaa ka dareemaysaa marka aad dawato qaab ku cusub fanka Soomaalida,waxaana arkaysaa Fartuun Cumar iyo Iskalaaji oo ciyaaraya Taango walibana aad isku luxaya

Fartuun Cumar iyo Iskalaaji ayaa heestaan si fiican ugu raxaystay waxayna u qadayn qaab talantaali ah oo dagan aadna u macaan.

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO. Bookmark the permalink.

Comments are closed.