(DAAWO VEDIO) Mid Kamida Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Ee Ka Dhaca Kubada Cagta

Kubada Cagta markaad daawaneys ma arki kartid dhacdo walba oo ka dhaceysa garoonka gudahiisa lkn markii dib loogu noqdo kaamirooyinka daadsan gegeda ay ka dhaceyso ciyaartu waxaa la arkaa dhacdooyin lala yaabo .

Dhacdadaan aad hoose ka arki doonto ayaa ka dhacday Ciyaar ka mida Kubada Cagta loogama baran taageerashaaya soo xaadira gegooyinka kubada cagta iney sameeyaan dhacdadaan oo kale lkn taageerayaal soo xaadiray ciyaar u dhaxeysay kooxaha Monarcas iyo Atlas  ayaa sameeyay dhacdo ay la yaabeen dadkii daawada

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in Travel. Bookmark the permalink.

Comments are closed.