Gabdhaha reer Muqdisho oo wayahan dambe si dar dara u bilaabay in ay ciyaaraan kubada cagta.
Iyadoo magaalada Muqdisho kasoo kabsaneyso dagaalo xoogan oo soo maray waqtiyadii dambe ayaa waxaa hada magaalada Muqdisho lagu arkayaa Gabdho bilaabay dheelitaanka kubada cagta.














waad mahad san tahiin hadaad hormarkaisboortiska dalka ka tali naysaan