Daawo Muuqal: Filim Qiiro, Qiso iyo Murugo Xambaarsan oo la Magac baxay Tahriiib (Ax ax Fadlan Daawo)

Filimkan oo ah filim qiso ku dheehan tahay oo la magaca baxay Tahriib ayaa ah filim lagu waayo arkayo muuqaalkiisana uu yahay muuqaal ka turjumaya dhibta taala tahriibta iyadoo la bar bar dhigayo inta ay le egtahay waxa ay dadku u haystaan inay tahay dheefta tahriibta.

Hadaba fadlan daawo muuqaalkan uu u share garee walaladaada muslimka ah si ay ugu waano qaaataaan,

0saves



If you enjoyed this post, please consider leaving a comment or subscribing to the RSS feed to have future articles delivered to your feed reader.
This entry was posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA. Bookmark the permalink.

Comments are closed.