Wararka ka imanaya Gobolka Soomaali Galbeed ayaa sheegaya in Dagaal uu ka dhacay Gobalka Dhagaxbuur, Dagaalkan ayaa wuxuu u dhexmaray Ciidamadda Jabhadda ONLF Iyo Ciidanka Dowladda Xabashida.
Weerarka Dagaalkan ayaa waxaa fuliyaya Qayb ka tirsan Ciidamadda Jabhadda ONLF ee ku suggan Nawaaxiga Gobalka Dhagaxbuur halkaas oo ay kula dagalamayaan ciidamada xabashida iyo kuwa soomalida ee maqaarsaarka ah .
Wararka Madax Banaan ayaa sheegaya in Habeenimaddii Xalay xoogag ka tirsan Ciidanka Jabhadda ONLF ay xidheen wadadda isku xidha Gobalka Jarar Magaaladda Dhagaxbuur Iyo Magaaladda Jigjiga inkastoo aan si dhab ah loo ogayn .
Khasaaraha Dhabta ah ee Dagaal saaka waabarigii ka dhacay halkaas lagama hayo wax faah-faahin ah balsi wararka qaar ayaa shegaya in dhinacyadii dagalamay uu soo garay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh .
Warar aanan xaqiijin karrin ayaa sheegaya in Ciidamadda ONLF la wareegin Saldhig Ciidan oo u dhow Magaaladda Dhagaxbuur kaas oo ku yaalla Deegaanka Lagu Magacaabo GEEDI-AAR” oo 10 KM ujirta magaallada Dhagaxbuur.
Weradaan dhaba galkaa ayaa ku soo aadaya xili intabadaan gobolada dhukaas uu ka jiro xasuuq ba an oo lagu hayo dadka shacabkaa mudada dheer ay dowlada xabashidu xooga ku maamulaysaay .
Jamhada ONLF ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaay waday weeroro is daba joog ah oo ay ku qaadaysay saldhigyada iyo xirooyinka milatari ee kuyaala deegamadaas.








Been badanna Deyniile waxkasta waa lagusooqorikaraa ileen?
waligiisba runmasheegin muqdisho oon dhax joogtaan badan run kasheegin ma DDSI ayaad war sax ah idinka filanayo waa may
dadka gumaysiga jecel miyaa tahay adiga
DAY NIILE WAAD KUMAHAD SANTIHIIN SOO TABINTA WALALA SOMALIYEED EE DHIBAN IN AAD KA HADASHAAN WARKAASNA SIDAAD UQORTEEN BUU UJIRAA WAXYAR WAXAAN LEEYAHAY NINKA WATA MAGACA CABDICASIS .. GUMASIGA GABALKII DHACAY MAXAAD KATAAGEERAY SAA ? DAYNIILE HALKIINAA KASIIWADA
waa beentii moryaanta hadan ma dds baad usoo dhigatey.taas adeer ma aha xamarta ad beenta ka shiig gedo ama jubooyinka ee .waa meel aadan waxba ka ogeyn ilaaheyna nabad iyo caano dhigey .bal ceeløbuur ka waran
Waad mahadsantihiin dayniile waxaad tihiin web meelo badan ka hadlo walaalaheen lagumeyto wararkooda soo gudbiya intaaba waa hiilo soomaalinimo