Wadankeena waxa uu leeyahay cayaaro kala duwan oo aan hido iyo dhaqan u leenahay, cayaarahaa oo ah kuwa loogu jecel yahay mii iyo magaalo dadkuna ay aad u xiiseeyaan sida jiibta jaanta la iskula helaayo marki la cayaarayo oo runtii marka aad daawaneeyso dareen gaar ah uu ku galaayo , hadaba cayarahaas oo kala duwan ayaa mid waliba waxey caan ku tahay gobolo oo laga cayaaraa, halkan waxan idinkugu soo gudbineynaa cayaaraha laga cayaaro dalkeena iyo gobolada ay caanka ku yihiin, insha’alah inagoo kol dhaw idin soo gudbin doona hanaanka iyo habka loo cayaaro cayaar waliba:
- Dhaanto : Hiiran, G/gaduud, Mudug, Nugaal, Sool, Bakool, Sh/Hoose, Sh/dhexe,Sh\hoose Banadir
- Beerey: Sh/Hoose, Sh/Dhexe, Banaadir
- Wilisiqo: G/gaduud, Mudug
- Kabeebey: Sh/Hoose, Banaadir
- Seylici: Awdal, W/Galbeed
- Bullo: Hiiraan
- saar: J/Hoose, Sh/hoose, Bay, Bakool
8. Batar: W/galbeed,Sanaag,Togdheer,Awdal, Sool,Bari
- Will-willo Awdal, W/galbeed
- Wareegto: Sh/hoose, Banaadir
- Shoobo Bay, Gedo
- Heybar: Awdal
- Istun Sh/hoose
- hayle Sh/hoose
- Hiyiwaalo: Sh/hoose
- Abowle Sh/hoose
- Aw-batiiq Sh/hoose
- Jiimaay Sh/dhexe
- Awbarqadle Sh/hoose, Banaadir
- Gableyshimbir Sh/dhexe, Banadir
- Baxle Hiiraan
- Sidri gam ogdheer
- Mingis W/galbeed,
- Luula W/galbeed
- Gaaliso: Mudug, Galguduud
- diinle kabiirow: shabeelada hoose
- Baar cade
- fargaraad
- Buraan bur: gobalada oo dhan
- makaay aramow : shabeelada dhaxe \banaadir
- beereey gaab : gedo, baay, bakool
- heeleey: sh/hoose
- waallo: gobalada oo dhan
- Gamaanayo: sh/hoose
- mingis: w/galbeed,mudug, bari, banaadir
- labaaleey: tog dheer, sanaag, sool
- xayaad: sh/hoose, sh/dhaxe, Banaadir
- gurbaan sh/hoose
- hurdadiid, sh/hoose/sh/dhaxe
- dadbari: togdher
- sidaweeye: sool, togdheer, bari, sanaag
- nuubi: sh/hoose jubada dhaxe ,j/hoose, gedo, baay
- golongole , sanaag, sool, togdheer
- mariino : Sh/dhaxe, baay
- hanhabeysan: Togdheer, sool, bari
- tur: sh/hoose
- bilaad : Bari, nugaal
- luula : w/galbeed
- farasle, Sool, sanaag
- waajiray: Hiiraan
- jaariile: Hiiraan
- shirka: Sh/dhaxe, Banaadir
- gaaliso Mudug, galgaduud
- humow heeley: baay, sh/dhaxe
- gambaraale: sh/dhaxe
- walawaleey: Sh/dhaxe, sh/hoose, banadir
- habac:hiraan
- suuroow : Sh/dhaxe, banaadir
- xoog weyn : Awdal, w/galbeed
- shub: sh/dhaxe
- hiyeeywaalo: Hiiraan, baay, bakool
- badawyaley: w/galbeed, awdal





