-
-
Latest News
- Somalind “Macaawinada ay Beesha Caalamka na siineyso in lama soo Marsiinayo Magaalada Muqdisho”
- AMISOM” Guri Guri ayaa Loo baari doonaa Xaafadaha Magaalada Muqdisho”
- Ciidamo Gaar ah oo la Sameeye Maamulka Jubboland Garabka uu Hogaamiyo Axmed madoobe
- Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada Madaafiicdii Habeen ka hor lagu weraray Xarunta Madaxtooyada
- Iraq:-Attacks across Iraq kill 95 in hints of sectarian spillover from Syria
- C/raxmaan Faroole oo Dowlada Dhexe ku Qasbaya in ay Taageerto Jubboland
- Uganda’s Daily Monitor raided over Museveni ‘plot’
- Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo hoolgalo saaka ka wada Xaafada ka mid ah Magaalada Muqdisho
- Iranians to pay $1m for illegal fishing in Somalia
- Terror suspect who trained in Somalia
All Stories in Wararka Maanta
Somalind “Macaawinada ay Beesha Caalamka na siineyso in lama soo Marsiinayo Magaalada Muqdisho”
Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay madaxweynaha maamulka Somalilnad Axmed Siilaanyo. Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ahee Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
AMISOM” Guri Guri ayaa Loo baari doonaa Xaafadaha Magaalada Muqdisho”
Taliska ciidamada Amisom ayaa maanta ka hadlay howlgallo dad badan lagu qabqabtay oo shalay iyo maanta si is dabajoog ah uga scoday magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidanka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Cali Aadan Xumad oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Ciidamo Gaar ah oo la Sameeye Maamulka Jubboland Garabka uu Hogaamiyo Axmed madoobe
Wararka aynu ka heleyno Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka J/hoose ayaa ku waramaya in saaka magaalada lagu arkay ciidamo farabadan oo ku libisan dares cusub’ ku waasoo lasheegayo in loo sameeye Maamulka J/garabka uu hogaamiyo Axmed Madoobe. Maxamed Cabdi Buule … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada Madaafiicdii Habeen ka hor lagu weraray Xarunta Madaxtooyada
Xarakada Al-shabaab ayaa ka hadlay weraradii Maalmihii ugu dambeeye oo ay ku qaadeen Fariisimaha Ciidamada Dowlada Soomaaliya ay kaga suganyiin Gobalada Dalka iyo Magaalada Ciisimada ah ee Muqdisho. Afhayeenka Dhanka hoolgalada Kooxda Al-shabaab C/casiis abuu Muscab ayaa sheegay in ay … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
C/raxmaan Faroole oo Dowlada Dhexe ku Qasbaya in ay Taageerto Jubboland
C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in dastuuka dalka waxa loogu sameeyay ay tahay inay ka dhisanto Dowlad Federaal ah islamarkaana maamul Gobaleedyada ay ka dhismayaan dalka sidaasina Soomaaliya ay ku dhismayso. Faroole ayaa intaa ku … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo hoolgalo saaka ka wada Xaafada ka mid ah Magaalada Muqdisho
Ciidamada Dowlada Soomaaliya ayaa saakay lagu waramayaa in magaalada Muqdisho ay xaafadaheeda ay hoolgalo balaaran ka wadaa. Ciidamo isagu jiro Boolis iyo Nabad Sugid ayaa saakay lagu kaye xaafado ka tirsan Magaalada muqdisho ku waasoo baaritaano ku haye dadka iyo … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Xildhibaano Taageersan Xukumadda R/wasaare Saacid oo Muqdisho ku Kulmay
Kulan balaaran oo maanta Muqdisho ay ku yeesheen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku taageereen Xukuumadda uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayagoona dhinaca kale kasoo hor jeestay Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda “Saacid”. … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Dowlada Ghana oo Sheegtay in ka Qeyb qaadaneyso Nabad ku soo Celinta Dalka Soomaaliya
Dowlada Ghana ayaa ku dhawaaqday in taageereyso is badalada nabadeed ee Soomaaliya mudooyinkii ugu dambeeye ka soo ifbaxaye is la markaana ay ka qeyb qadanayaan Sidii Somalia dib mar kale Cagaheeda isagy taagi laheyd. Madaxweynaha dalka Ghana John Dramani Mahama … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment
Wafdi ka Socday QM oo Maanta Muqdisho Soogaaray Kulana La qaatay Maamulka Gobalka Banaadir
Waxaa Isniinta Maanta ah Magaalada Muqdisho soo gaaray Hey’ado ka socaday Qaramada Midoobay ku waa soo u qaabilsan Deegaameenta iyo Dib udhisaka waxaana garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweye Mas’uuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya. Wafdigaan Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa hogaaminaye … Continue reading
Xidhibaanada Baarlabaanka Soomaaliya oo Maanta ka dooday Miisaaniyadii 3 Bilood ee ugu Dambeysay Sandkii 2012 kii
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay Isniinta maanta ah ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen Miisaaniyaddii 3-dii bilood ee ugu danbeeyey sanadkii 2012-ka. Kulankii Maanta waxaa Shir Gudoomiyae Jeylaani Nuur Iikar oo ah Gudoomiye … Continue reading
Posted in Wararka Maanta, wararka maanta
Leave a comment




