All Stories in Travel


Fanaanka Cumar Shooli Ayaa Ugu Baaqay Shacabka Somaliyed In Nabada Ay Ku Midobaan

anaanka cumar shooli oo soo gaaray magalada hargeysa waqooyiga somaliya ayaa wareesi gaar ah siyay Radiyaha qaranka somaliya shacabvka somaliyed ayaa waxuu ugu baaqay in ay ku midobaan oo ay adkeyaan amaan kooda   Dhina cakale fanaanka cumar shooli ayaa … Continue reading

Posted in Business, Politics, Travel | 1 Comment

Telefoonnada Gacanta ah ee Casriga oo la Ogaaday Inay Sababaan Shuban iyo Indho Xannuunka

Telefoonnada casriga ah ee luuqada qalaad lagu yidha Smartphones ayaa dhakhaatiir caalamiya sheegeen inay sababaaan cudurka hargab shimbireedka ee la yidha Flue, shubanka iyo indho xannuunka, iyagoo arrintaas ku sababeeyey in telefoonnada si fudud u qadaan bakteeriyada cudurradan ka dhashaan, … Continue reading

Posted in Business, Health, Politics, Technology, Travel | Comments Off

(DAAWO VEDIO) Mid Kamida Dhacdooyinkii Ugu Yaabka Badnaa Ee Ka Dhaca Kubada Cagta

Kubada Cagta markaad daawaneys ma arki kartid dhacdo walba oo ka dhaceysa garoonka gudahiisa lkn markii dib loogu noqdo kaamirooyinka daadsan gegeda ay ka dhaceyso ciyaartu waxaa la arkaa dhacdooyin lala yaabo . Dhacdadaan aad hoose ka arki doonto ayaa … Continue reading

Posted in Travel | Comments Off

Hotmailka Ayaa Dad Badan Isku Diray Qoortana Isku Galiyay Maxaad Kala Socotaa Aqriso

0saves

0savesSave BufferSanadkii 2010 ayaa waxaa is badal xoogan ku yimid Hotmailka oo ah goob kumanan kun oo dad ah oo ku kala nool dunida daafa heeda ay isticmalaan dhibaatada ugu ba’an ee soo wajahday hotmailka ayaa waxuu yahay In dad … Continue reading

Posted in Health, MAAWEELO, OPINION, SHEEKO, Technology, TECHNOLOOJIDA, Travel | Comments Off

Maaweelo eng post 2

Maaweelo eng post 2 Share

Posted in Travel | Comments Off

Maaweelo eng post 1

Maaweelo eng post 1 Share

Posted in Travel | Comments Off