All Stories in TECHNOLOOJIDA
Browsers and Plugins
BROWSERS AND PLUGINS Firefox 19.0 Beta 1 Google Chrome 26.0.1384.2 Dev Internet Explorer 9.0 Java Runtime Environment 1.7.0.11 (32-bit) Opera 12.12 Safari 5.1.7 Share
Chris PC Lock waa Software kuu Xafidaya Computer kaaga
Software kaan waxa uu kaa caawinayaan in aad xiran karto computer kaaga si aan laguugala isticmaalin. Software kaan oo lagu magacaabo Chris PC Lock ayaa awood buuxda u leh in uu computer kaaga kuu xafido inta aad ka maqan tahay … Continue reading
Sida loo Isticmaalo Keyboardka Computer ku Jira
Waxaa jira Keyboard computer ku dhex jira oo loogu talo galay in hadii uu Keyboard kaagau kaa halaabo aad wax ku qoran karto Keyboardkaas oo la yiraahdo On Screen Keyboard. Keyboardkaan siyaabaha looga faaiidaysan karo waxaa mid ah: Tusaale keyboardka … Continue reading
3 Tilmaamood oo Aad aad ugu Baahantahay
Definitions/Qeexid Waxad google u isticmaali kartaa in ku siiyo macnaha erray ama shay aad garanwayso waxa uu yahay ama aad u baahantahay in mancahiisa oo faahfaahsan lagu siiyo. Tusaale waxaad u baahantahay in aad ogaato macnaha Computer ama Chemistry. Marka … Continue reading
Sida Mobile kaaga Internetkiisa aad ugu Isticmaali Laheyd Computer kaaga
Hadii aad haysato Mobile internet kiisu fiican yahay oo aad dooneyso in aad internetkaas mobile kaaga u isticmaasho computer kaaga raac tusaalooyinka soo socda Waxyaaba aad u baahantahay Waa inaad haysataa Mobile internet fiican leh waa in ad haysataa fiilada … Continue reading
Sida Computer Looga Tirtiro Borogaraamyada aadan Rabin
Inta badan waxaa dhaca in markii aad internet wax kasoo DOWNLOAD gareysaneyso in computerkaagu soo galaan BOROGARAAMYO badan oo aadan rabin. Sidaas darteed Tusaalooyinkaan hoose waxa aay kaa saacidaynayaan in aad iska tiri karto dhamaan BOROGARAAMYADA aadan rabin in aay … Continue reading
Sida loo Badalo Magaca Computer kaaga, Windows 7
MAXAAN UGA BAAHANAHAY IN AN BADALO MAGACA COMPUTER KEYGA? In aad macaga computer kaaga badasho waxaad u baahnaan kartaa laba arrimood midkood 1. Tusaale computer kaaga ayaad gadatay isagoo second hand ah ama isagoo horay loo soo isticmaalay. Markaas oo … Continue reading
4 Software oo aad Xawaaraha Computer kaaga ku Kordhin Karto
Dhamaan sofware radaan waa free waxaana loogu talo galay in aay kaa saacideyaan sidii aad computer kaaga xawaarihiisa u kordhin laheyd adiga oo aan tir tirin ama aadan u geyn farsamo yaqaan. 1. SECUNIA PSI Waa software lacag la’aan ah … Continue reading
Hotmailka Ayaa Dad Badan Isku Diray Qoortana Isku Galiyay Maxaad Kala Socotaa Aqriso
0savesSave BufferSanadkii 2010 ayaa waxaa is badal xoogan ku yimid Hotmailka oo ah goob kumanan kun oo dad ah oo ku kala nool dunida daafa heeda ay isticmalaan dhibaatada ugu ba’an ee soo wajahday hotmailka ayaa waxuu yahay In dad … Continue reading






