-
-
Latest News
- Xaflad Lagu tageerayay Mowqifka Dowlada ee Juba-land oo ka Dhacday Johannsburg
- Bulshada reer Puntland oo Faroole ku Eedeye in uu ka Shaqeynayo kala Qeybinta umadda Soomaaliyeed
- Dowlada Soomaaliya oo Sheegatay in Dhaqaalaha Dalka uu kor usii kacayo
- Dowlada Kenya oo loogu Baaqay in ay dib ubilaawdo Diiwaan Galinta Qaxootiga Soomaalida
- Madaxda Bariga Africa oo Maanta Kulan uga Furmaya Magaalada Adis-ababa ee Dalka Ethiopia
- Agaasimihii Hore ee Hey’ada Nabad Sugida Qaranka oo Xayiraad dhanka Safarka ah lagu soo rogay
- Urur Gobaleedka IGAD oo Fadhi ka yeelanaya Arimaha Jubbooyink
- Africa rising despite challenges
- Prime Minister Welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
All Stories in SUUGAANTA
Daawo Fanaanka saciid Taygar oo Si Cajiib ah u soo Qaaday heestii Diri Dhabe
Share
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, SUUGAANTA
Comments Off
Barnaamijka Nasashada Jimcaha: Xaawo Kiin iyo Heesteeda 2013
Barnaamijka nasashada jibca ee allsomalia tv qaybteeda muuqaalka ayaan maanta ku soo qaadanaynaa fanaada dadayar ee xaawo kiin . Share
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
Comments Off
Gabar 12 Sano Jaceyl ula il Daran Fanaan Somaliyeed (Aqriso Dhacdo Cajiib ah)
Warfog waa gabar Somaliyeed alaahne ku maneestay qurux iyo asluub dumar . Warfog oo xariir la samey gubtanews.com ayaa waxay noo shegtay in ay jaceyl dhab ah u qaday fanaanka codka macaan ee Cabdu Qaadir Macalin Jubba. Warfog oo … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
28 Comments
Dhacdo La Yaab Leh: “Sidaan ma sameyn laheyd Aqristoow Adigu?
Dhacdo yaab leh uu sameeyay Wiil u dhashay Dalka Hungary ayaa ku dhaqaaqay fal lala yaabay oo ah inuu Gabadha uu qabo ama Xaaskiisa ka tolay Afka. Ciidamada Booliska Caasimadda Dalkaasi ayaa sheegay in Gabadha falkaas lagula kacay oo 45 … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SUUGAANTA
Comments Off
Ruux Aad Jeceshahy Hadii Aad Weyso Naftaada Midi Ma Galin Laheyd. (Qiso Naxdin Leh)
Qisadaan oo ah mid naxdin leh ayaa waxa ay ku dhacday Wiil Magaciisa lagu sheegay Cumar Jaanqi oo dhashay daka Sudan ayaa Jaceyl uu gabar u qabay dartiis la sheegay in Wadnihiisa uu mindi u dhex dhigay isagoo halkaasi ku … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
Comments Off
Jecleykaada Fashil Ma Ku Soo Dhamaaday oo Ma Dooneysa in Dhaawaca Qalbiga Ka Kabsatid
Haweenka oo u nugul jaceylka ku abuuridda ayaa lakulma qalbi jab weyn kadib markii ay waayaan jaceylkooda oo uu ku dhamaado fashil , Aqbaarta.com ayaa kusiinaysa qaabab aad kaga kabsankarto dhaawacii soo gaaray qalbigaaga. Marka hore kasaar niyadaada wax … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
1 Comment
Jaceyl Tahriib Kugu Helay Xanuunkiisa Badanaa (Dhacdo Xanuun Badan)
Salaan Iga Haabta Dhamaan Aqristayaaasheena Sharafta lahow Maantay Waxaan Idin Sidaa Sheeko JAceyl Oo KAduwan Dhamaan Inta SHeeko Jaceyl Aad Horay Umaqasheen mid kaduwan Toloow Waa Sidee AYeey Durba MAskaxdiina Isweeydiiisay Sax. SHeekadaan Dhamaadkeeda Kusoo Idlaatay Nabsi Waxey Kabilaaabatay Doon … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
1 Comment
Hadii Qisadan oo Kale ay Kugu Dhacdo, Go,aan Noocee ah Ayaad Qaadan Laheyd ( Talo Furan)
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Daadir iyo Naciima, Daadir ayaa ka sheekeeyay qisadaan oo mid murugo xamabarsan ah. Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan, halkaasi ayaana kusoo barbaaray, … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, OPINION, SHEEKO, SUUGAANTA
26 Comments
DAAWO WACDARADAAN:-Fanaanka Cabdiqaadir Jubba oo Kaga Yaab saday Boqolal Kun oo Dawanayey Xaflad Uu Ka Dhigay Washiton
Fanaanka weyn ee Cabdulqaadir Macalin Jubba oo siweyn oga helaan Dadyowga jecel fanka soomaaliyeed gaar ahaan Dumarka ayaa ka Tumay Magaalada Washington ayadoo dadweyne aad Farabadan ay kasoo qeyb galeen Show-gaasi. Dadweyne aad u Farabadan soona buux dhaafiyeen Howlka kasocotay xafladaasi … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SUUGAANTA
Comments Off
DAAWO MUUQAAL: Film-kii Asad Short Film ee Soomaalida oo Oscar helay
Asad Short Film wuxuu ahaa film ka hadlay burcad badeeda Soomaaliyeed waxaana jilayay caruur Soomaaliyeed iyadoo uu agaasimay Mu’alif reer Ameerika ee sameeya filimada ee lagu magacaabo Bryan Buckley, waxaana jilayay Soomaali badan. Asad ayaa waxa uu xalay helay Oscarka … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, MAAWEELO, SHEEKO, SUUGAANTA
Comments Off




