All Stories in Sports


Guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo soo Dhaweeye Natiijadii ka soo baxday Shirkii ANOC

Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada caalamka ee loo yaqaano ANOC ayaa goor dhow kulankiisii sanadlaha ahaa kusoo gabagabeeyay magaalada Lausanne ee dalka Switzerland oo loo yaqaano magaalada Olombikada, waxaana guddiga Olombikada Soomaaliyeed uu si weyn usoo dhaweeyay … Continue reading

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Barcelona oo Caawa Si Layaableh looga Badiyay Dhulkana lagu jiiday

Ha la yaabin hadaad aragtay in Barcelona garoonkeeda lagu dubtay oo la diray 3-0, iyo cel celis ah 7-0, waayo hortaa ayaa loola yaabay waase xaqiiqo. Wixii Bayern Munich ay ku dhigtay naadiga la rumeysnaa inuu yahay kan ugu wanaagsan … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports, Wararka Maanta, wararka maanta | Comments Off

FADEEXAD: Ronaldo oo Xiriir La Sameeyay Andressa Urach Iyo Jaceylkiisa Irina Shayk oo Ka Xanaaqday (Sawirro)

Share

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Sports, wararka maanta | Comments Off

Alex Ferguson oo diiday in uu salaamo Macalinka Chelsea Rafael Benitez, sababta

Maamulaha KMG ah ee Kooxda Chelsea Rafael Benitez ayaa sheegay in macalinka Manchester United Sir Alex Ferguson uu diiday in uu gacan qaado markii ka hor  ciyaartii ay wada qaateen labada Koox ee ay kala hogaamiyaan. Labadan Macalin ayaa waxaa … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports | 1 Comment

Nani oo aay Suurtogal Tahay inuu Boorsadiisa ka Qaato Manchester United

Laacibka weerarka uga cayaar Manchester United Nani ayey u muuqataa in uu dhamaaday waqtigiisii Manchester United iyada oo aad loo filayo inuu Suuqa yaalo dhamaadka xagaagan. Nani ayaa aad u doonayey in uu cayaaro kulankii Real Madrid iyo Manchester United … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports | Comments Off

Jupp Heynckes: Bayern waa aay Soo Bandhigtay in aay Tahay Naadi Awood Bada

Tababaraha Bayern Munich ayaa sheegay in naadigiisu kulankii shalay oo Jimco aheyd aay la cayaareen Wolfsburg aay soo bandhigeen in aay yihiin yihiin naadi awood ku leh Yurub. Bayern ayaa ka horeysay 18 dhibcood naadiga kaalinta labaad uga jira horyaalka … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports | Comments Off

Koobka Ciyaaraha Afrika: Itoobiya 1 Zambia 1, Daawo Qaabkii Ciyaartu u Dhacday.

- Koobka Ciyaaraha Qaaramadda Afrika ayaa ka bilaabmay Maalinimadii shalay Dalkaas South Afrika, waxaana Maanta Ciyaaray Kooxda Dalka Itoobiya Iyo Zambia. Ciyaartan ayaa waxay ka dhacday Mbombela Stadium Waxaana Ciyaartan daawanayay Dad‬ dhan 10000‎. Jemal Tessaw Gool-hayaha Itoobiya ayaa gabi … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, CAYAARAHA, Sports | Comments Off

Ciyaaraha Qaramadda Afrika oo Furmay iyo Ciyaartii Koowaad oo Bar-Baro Ku Dhamaatay Sawiro.

Waxaa Galabta Qorax Dhicii Ka furmay Koobka qaramada Afrika magaalada johanbsburg ee dalkani koofur afrika kaas oo ay isaga hor yimaadeen dalkani south afrika  oo lagu naaneeso bafana bafaana iyo kooxda  Cape Varde oo lagu naaneeso  libaax-badeedyada buluugga ah . Ciyaartan oo … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports | Comments Off

Ciyaaraha Koobka Qaramada Africa oo Maanta la Ciyaarayo oo Lagu Bilaabayaa GROUP A .

Koonfur Africa waxaa maanta ka furmaya ciyaaraha koobka Qaramada Afrika 2013 waxaana inta aysan bilaaban ciyaarta ugu soo horeysa ee dalka Marti gelinaya lagu furayo dhici doona fantasiyo ay sameynayaan dadka fanaaninta reer Koonfur Africa iyagoo soo bandhigi doona dalkaas … Continue reading

Posted in CAYAARAHA, Sports | Comments Off

Daawo Sawirada: Doorashada Gudoomiyaha Sportska Degmada Cadaado.

Gudoomiyaha Cusub ee Isportska Dagmada Cadaado oo loo doortay Xasan Axmed Shire Waxuuna Badalayaa Gudoomiyihii Hore Sportska C/fitaax C/laahi Warsame. Doorasha Ayaa Waxa Ay ka Dhacday Xarunta degmada Cadaado ee Caasimada Maamulka Ximan iyo xeeb. Share

Posted in CAYAARAHA, Sports | Comments Off