All Stories in Politics
Fanaanka Cumar Shooli Ayaa Ugu Baaqay Shacabka Somaliyed In Nabada Ay Ku Midobaan
anaanka cumar shooli oo soo gaaray magalada hargeysa waqooyiga somaliya ayaa wareesi gaar ah siyay Radiyaha qaranka somaliya shacabvka somaliyed ayaa waxuu ugu baaqay in ay ku midobaan oo ay adkeyaan amaan kooda Dhina cakale fanaanka cumar shooli ayaa … Continue reading
Telefoonnada Gacanta ah ee Casriga oo la Ogaaday Inay Sababaan Shuban iyo Indho Xannuunka
Telefoonnada casriga ah ee luuqada qalaad lagu yidha Smartphones ayaa dhakhaatiir caalamiya sheegeen inay sababaaan cudurka hargab shimbireedka ee la yidha Flue, shubanka iyo indho xannuunka, iyagoo arrintaas ku sababeeyey in telefoonnada si fudud u qadaan bakteeriyada cudurradan ka dhashaan, … Continue reading





