All Stories in OPINION
Soomaalida ku Nool Caalamka iyo Dadyowga Africa oo Dareen Murugo leh ka Muujiye Dhibatada Lagu hayo Soomaalida ku Sugan South Africa (SAWIRO)
Soomaalidda Amerika gaar ahaan kuwa nool Minnesota, ayaa Jimhihii shalay isugu baxay dibad bax ay ku muujinayaan sida ay uga soo hor jeedaan dilkii iyo boobkii dhawaan lagula kacay Soomaalida qaxoontiga ah ee ku nool dalka Koonfurta Afrika. Dibad baxayaasha … Continue reading
Siilaanyo oo Warqad Calaacal ah Udiray Midoowga Africa kadib Markii uu iska Waaye liiska Madxda Africa (Warbin Xasaasi ah)
Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka lamagacbaxay Somaliland , ayaa farriin kooban u diray Midowga Afrika, oo uu Axadii shirkoodii ugu dhammaaday magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya. Siilaanyo, ayaa qoraal kooban wuxuu dhigay barta uu ku leeyahay twitterka, waxaanu … Continue reading
XOG:-Wasiiradii Kismaayo Tagay oo loo diiday in ay ka baxaan Magaalada (Warbin)
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose waxaa Maal mihii Dambe ay Noqotay hadal haynta ugu badan ee Bulshadu ay hadal hayeen waxaa ka aloosan xiisad ka dhalatay Doorashooyin is bar bar yaacayay ee ka dhacay Bishaan Gudaheeda waxaa ay … Continue reading
Kurbada Kismaayo iyo Kaalmeysiga Kenya Kadeed Bey dhalin Doontaa !! (Warbixin Xasaasi ah)
1991 kii Ayee Soomaaliya Waysay Nidaam Dowladnimo oo ilaaliya Sharfta Dadka iyo Dalka intaba Dalka waxa Ka Qarxay Colaado so keeye oo udhexeeye Qabaailada Soomaalida oo iayagu isudilaye Qolo Qolo Jufo Jufo iyo Jilb Hoosaadka. Colaada dhiiga badan ku daatay … Continue reading
Kala Qeybsanaanta Kooxda Faa’iido intee la’eg ayeey ku Qabtaa Dowlada Soomaaliya (Warbixi Xasaasi ah)
kooxda Al-shabaab oo ka mid ah kooxa Jihaadiyiinta ah ee Hoostga Urur weynaha Al-qaacida ee Dagaalka Ba’an kula jira Dowladaha Reer Galbeedka ayaa dhawaanahan lagu waramayaa in khilaaf xoogan uu soo ka dhexgalay hogaankooda ugu sareeya. Al-shabaaab ayaa Soomaaliya ka … Continue reading
Kismaayo: Xiisad isa soo taraysa xilli madaxwaynanimo lagu waashey
kale oo dhaqan waxa ay sidoo kale ku dhawaaqeen in Wasiirkii hore ee Difaaca Soomaaliya Barre AadanShire Hiiraale uu yahay madaxweyne. Kismaayo oo ah meesha labada hogaamiye “lagu doortay”, ayay xaaladdu deggan tahay laakiinse waxa jira kacsanaan, iyada oo dadka degaanka ay … Continue reading
Kismaayo Nasiib Daranaa, Anaa Leh Iyo Anaa Taabsaday Badanaa, Qabiil Isku Baheysta Hadba Badanaa
Laga soo bilaabo sanadkii 1991-kii markii ay meesha ka baxday dowladii uu hogaaminayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Gen. Maxamed Siyaad Bare, waxay magaalada Kismaayo marti galisay dagaalo dhiig badan uu ku daatay. Dagaaladaasi waxa ay ahaayeen kuwa intooda badan salka … Continue reading
Siyaasada Wajiga Cusub ee Jubbaland State, Somalia Vs Kenya M/weynaha Ma Axmed Madoobe Mise Waa Barre Hiirale. “Gorfeyn”
Maalintii Shalay aheyd waxaa Magaalo Xeebeedka Kismaayo ka dhacay Doorasho lagu kala doortay Labo Madaxweyne oo uu yeelanayo Maamulka Jubbaland State. Ahmed Madoobe & Col Barre Hiiraale labaduba waxeey Saxaafada u sheegeyn in labaduba la doortay oo Ergo Odayaal ah … Continue reading
Xog Dhab ah:- Axmed Madoobe Ma ladoortay Mise isagaa isdoortay? (Warbixin Xasaasi ah)
iyadoo dhawaan ay isasoo tareysay buuqa iyo dhaleeceenta loo jeedinayo raga hogaanka uhaya shirka maamul usameenta Jubbooyinka ayaa haatan waxaa soo baxay in Axmed Maxamed islaam (Madoobe) loo doortay Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Jubboland. Doorsho aan horay loo sii shaacin oo … Continue reading
Feysal Cali Waraabe oo Si Layaab leh uga Hadlay kulankii uu laqaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.(WARBIXIN)
Faysal Cali Waraabe Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka UCID Ayaa Warbaahinta Si koobam uga Hadlay Kulankii Cashada ahaa ee Dhex Maray Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay isku arkeen Magaalada Birmingham ee wadanka Ingiriiska. Faysal sheegay inuu kulanku ahaa … Continue reading





