-
-
Latest News
- Xildhibaan Xoosh “Arinta Kismaayo Hadii Aan wax laga Qaban ay Qatar weyn bey Abuuri doontaa”
- Faafaahin dheeri ah oo ka soo baxeysa Qarax Ciidanka Ethiopia Lagula eegtay Magaalada Baladweyne
- Dowlada Ethiopa oo ku Baaqaday in Arinta Maamul Usameenta Jubboland looga Dambeeyo Dowlada Soomaaliya
- QM oo ka digtay Dhibaatada ka dhalankarta Buux dhaafka Qaxootiga Soomaalida ah ee Kusan Xeryaha Kenya
- Wasiirka Difaaca Xukumadda Soomaaliya oo la Kulmay Madaxweynaha Sudan
- Somalia:- Somaliland Leader Hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa
- Mas’uuliyiinta Ahlusuna ee Goblka Gedo oo sheegay in ay Gobalkaasi ka Saarayaan Kooxda Al-shabaab
- Israel warns Syria over Golan Heights clashes
- Dhalinyarada kunool Magaalada Muqdisho oo 3 Magac Xan ah ula Baxaya Amiirka Kooxda Al-shabaab Axmed Cabdi Godane
- Midoowga Yurub oo Lacago Malaayiin ah ku Taageeraya Hoolgalka Lagula Dagaalamayo Burcad Badeeda Soomaalida
All Stories in Sports
Barcelona oo Caawa Si Layaableh looga Badiyay Dhulkana lagu jiiday
Ha la yaabin hadaad aragtay in Barcelona garoonkeeda lagu dubtay oo la diray 3-0, iyo cel celis ah 7-0, waayo hortaa ayaa loola yaabay waase xaqiiqo. Wixii Bayern Munich ay ku dhigtay naadiga la rumeysnaa inuu yahay kan ugu wanaagsan … Continue reading
Posted in CAYAARAHA, Sports, Wararka Maanta, wararka maanta
Comments Off
FADEEXAD: Ronaldo oo Xiriir La Sameeyay Andressa Urach Iyo Jaceylkiisa Irina Shayk oo Ka Xanaaqday (Sawirro)
Share
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Sports, wararka maanta
Comments Off
Alex Ferguson oo diiday in uu salaamo Macalinka Chelsea Rafael Benitez, sababta
Maamulaha KMG ah ee Kooxda Chelsea Rafael Benitez ayaa sheegay in macalinka Manchester United Sir Alex Ferguson uu diiday in uu gacan qaado markii ka hor ciyaartii ay wada qaateen labada Koox ee ay kala hogaamiyaan. Labadan Macalin ayaa waxaa … Continue reading
Nani oo aay Suurtogal Tahay inuu Boorsadiisa ka Qaato Manchester United
Laacibka weerarka uga cayaar Manchester United Nani ayey u muuqataa in uu dhamaaday waqtigiisii Manchester United iyada oo aad loo filayo inuu Suuqa yaalo dhamaadka xagaagan. Nani ayaa aad u doonayey in uu cayaaro kulankii Real Madrid iyo Manchester United … Continue reading
Jupp Heynckes: Bayern waa aay Soo Bandhigtay in aay Tahay Naadi Awood Bada
Tababaraha Bayern Munich ayaa sheegay in naadigiisu kulankii shalay oo Jimco aheyd aay la cayaareen Wolfsburg aay soo bandhigeen in aay yihiin yihiin naadi awood ku leh Yurub. Bayern ayaa ka horeysay 18 dhibcood naadiga kaalinta labaad uga jira horyaalka … Continue reading
Koobka Ciyaaraha Afrika: Itoobiya 1 Zambia 1, Daawo Qaabkii Ciyaartu u Dhacday.
- Koobka Ciyaaraha Qaaramadda Afrika ayaa ka bilaabmay Maalinimadii shalay Dalkaas South Afrika, waxaana Maanta Ciyaaray Kooxda Dalka Itoobiya Iyo Zambia. Ciyaartan ayaa waxay ka dhacday Mbombela Stadium Waxaana Ciyaartan daawanayay Dad dhan 10000. Jemal Tessaw Gool-hayaha Itoobiya ayaa gabi … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, CAYAARAHA, Sports
Comments Off
Ciyaaraha Qaramadda Afrika oo Furmay iyo Ciyaartii Koowaad oo Bar-Baro Ku Dhamaatay Sawiro.
Waxaa Galabta Qorax Dhicii Ka furmay Koobka qaramada Afrika magaalada johanbsburg ee dalkani koofur afrika kaas oo ay isaga hor yimaadeen dalkani south afrika oo lagu naaneeso bafana bafaana iyo kooxda Cape Varde oo lagu naaneeso libaax-badeedyada buluugga ah . Ciyaartan oo … Continue reading
Ciyaaraha Koobka Qaramada Africa oo Maanta la Ciyaarayo oo Lagu Bilaabayaa GROUP A .
Koonfur Africa waxaa maanta ka furmaya ciyaaraha koobka Qaramada Afrika 2013 waxaana inta aysan bilaaban ciyaarta ugu soo horeysa ee dalka Marti gelinaya lagu furayo dhici doona fantasiyo ay sameynayaan dadka fanaaninta reer Koonfur Africa iyagoo soo bandhigi doona dalkaas … Continue reading
Daawo Sawirada: Doorashada Gudoomiyaha Sportska Degmada Cadaado.
Gudoomiyaha Cusub ee Isportska Dagmada Cadaado oo loo doortay Xasan Axmed Shire Waxuuna Badalayaa Gudoomiyihii Hore Sportska C/fitaax C/laahi Warsame. Doorasha Ayaa Waxa Ay ka Dhacday Xarunta degmada Cadaado ee Caasimada Maamulka Ximan iyo xeeb. Share
Afhayeenka Sportska Degmada Cadaado oo Kahadlay Xalada Sportska Degmada.
Afhayeenka Sportska Degmada Cadaado ee Caasimada Ximan Iyo Xeeb Maxamed Maxamud Aw Aadan oo Kahadlayay halka uu Marayo xaalada Guud ee Sportska Degmada Ayaa Waxa uu Sheegay In Sportska Degmada uu Marayo Heerkiisii Ugu Wanaagsanaa Abid oo uusoo Maro. Maxamed … Continue reading
Posted in Sports, Wararka Maanta, wararka maanta, Warka Soomaali [news]
Comments Off




