All Stories in MAAWEELO
Qiso Xiiso Badan : Go`aanka Waalidka iyo Guurka Hablaha Lagu Qasbo Dagniin ha Aqrin Hadii Aad Qalbi Jilicsantahay
Salaamulaahi caleykum dhamaan saaxiibada qiimaha badan meel kasta oo aad dunida kaga nooshahiinba waxaan idin wada leeyahay ku soo dhawaada barnaamijkii todobaalaha ahaa ee “QiSo Gaaban”. Hadii Allaha awooda sare leh ka raali noqdo isbuucaan waxaan barnaamijkeena ku lafa guri … Continue reading
Xulka Heesaha Nasashada Jimcaha ee Allsomalia Music Dhagaysi wacan
Allsomalia howga madadalada iyo kobcinta fanka allsomalia.com Share
Dabeecadahaan Haduu Kaa Arko Ogow Naago Kale Ayuu Kula Guursanayaa ee Gabaryahay Iska Fiiri
Tani si weyn ayay haween badan u wel welisaa marka qalbiga ninkeeda uu ka jeesto , adiga oo aan waali iyo walaahoow isku radin waxaad baartaa sababta keentay arintaas, gabaryahay arrimahaan dib oogu laabo: Hadii gurigaaga aadan uga dhigin ninka … Continue reading
Ma I Garaneysaaa?!! Qiso Cajiib Ah Aqoon Badana Aad Ka Kororsan Doonto
Boqor caadil ah ayaa waxaa uu dhalay inan keliya, boqorkaas oo jeclaa in inankiisu u dhaxlo sumcadiisa si marka uu dhaxlo aan loo odhan aabbihii ayaa dhaamay keliya, balse la yidhaa waddadii aabbihii buu qaaday, si taasi u dhacdo boqorkii wuxuu … Continue reading
Maxaad ka Taqaanaa Qawaaniinta Qarsoon ee Dumarka
Aqristeyaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbinaynaa Qoraal ku saabsan qawaaniinta qarsoon ee ay leeyihiin Dumarka. Sida uu doono ha u adkaado xiriirka idiin dhaxeeya adiga iyo saaxiibtaa ama xaaskaaga ogaaw waxaa jirta khawaaniin Dumarka ugu qarsoon qalbiga ayna aad … Continue reading
Ruuxaad Jeceshahay Jinni looma Naco Sheeko Dhab
Sheekadaani waxay ku dhacdey gabadh somaliyeed waa sheeko dhab ah waxayna ku bilaabanaysaa qisadeedii ku dhacday iyadoo ka sheekeynaysa sida tan:- Magaalada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe oo aan ku noolaa intii aan garaadsaday 4Jirkaygii ilaa 18-jirkaygii , halkaasoo aan … Continue reading
Barnaamijka Nasashada Jimcaha: Xaawo Kiin iyo Heesteeda 2013
Barnaamijka nasashada jibca ee allsomalia tv qaybteeda muuqaalka ayaan maanta ku soo qaadanaynaa fanaada dadayar ee xaawo kiin . Share
“Sirtii Saaxibadey ayaan ku waaye Jaceylkeyga”(Qiso Murugo Leh)
Ugu horeen waad Salaamantihiin Bahda warbaahinta Runyeel Gar ahaan Maamulka iyo Shaqaalaha isku hooylay Soo gudbinta dhacdooyinka bulshada ku wooda ugu Qiimaha Badan Salaam kadib. Magaceygu Faduumo waxan ku noolahay Magaalada Jig-jiga Xarunta DDS dalaka Ethiopia waxan ka mid ahaa … Continue reading
Gabar 12 Sano Jaceyl ula il Daran Fanaan Somaliyeed (Aqriso Dhacdo Cajiib ah)
Warfog waa gabar Somaliyeed alaahne ku maneestay qurux iyo asluub dumar . Warfog oo xariir la samey gubtanews.com ayaa waxay noo shegtay in ay jaceyl dhab ah u qaday fanaanka codka macaan ee Cabdu Qaadir Macalin Jubba. Warfog oo … Continue reading
Dhacdo La Yaab Leh: “Sidaan ma sameyn laheyd Aqristoow Adigu?
Dhacdo yaab leh uu sameeyay Wiil u dhashay Dalka Hungary ayaa ku dhaqaaqay fal lala yaabay oo ah inuu Gabadha uu qabo ama Xaaskiisa ka tolay Afka. Ciidamada Booliska Caasimadda Dalkaasi ayaa sheegay in Gabadha falkaas lagula kacay oo 45 … Continue reading





