-
-
Latest News
- Africa rising despite challenges
- Prime Minister Welcomes progress in parliament and outlines road ahead on Jubaland
- Somalia celebrates the 50th Anniversary of the OAU in Mogadishu
- R/ wasaare Saacid oo ka hadlay Mooshinkii Fashilmay iyo Arrimaha Jubbooyinka
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ka Qeyb galay Munaasabad lagu xusayo 50 Guuradii Aas aaska Midowga Africa
- Dibad baxyo Taageera ah oo Maanta Muqdisho ka dhacay
- Faafaahino Dheeri ah oo ka soo baxaya Dagaal Khasaaro Geestay oo Ciidaka Itoobiya iyo Al-shabaab ku dhex Maray Gobalka Hiiraan
- Midoowga Africa oo Udabaaldagaya Xuska 50 Sano Guuradii ka soo wareegtay Markii La’aas aasay Ururkaasi
- Dad Xalay Lagu Dilay Magaalada Gaarisa ee Gobalka W/Bari Kenya
- Khaatumo State oo ku Soo Biirtay dhinacyada Taageersan Maamulka Jubboland
All Stories in CAAFIMAADKA
Sida Loo Cabiro Cadaadiska Dhiiggaaga
Cadaadiska dhiiggaaga waxa lagu hubiyaa laba tiro. Tirada sare (systolic) waxay muujinaysaa cadaadiska halbowleyaashaada (arteries) marka wadnahaagu garaac sameeyo. Tirada hoose (diastolic) waxay muujinaysaa cadaadiska halbowleyaashaada marka wadnahaagu nasanayo. Cadaadiska dhiigga ee sareeya (high blood pressure) ama dhiig-karka waxa kale … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, CAAFIMAADKA
Comments Off
Dadka u soo Haajira Wadamada Yurub oo uu 70% Haleelo Cudurka Depression-ka iyo Qaabka loo Wajihi karo Qormo xiiso Badan
Runti qormadan cafimad oo aan ugu talo galay inan u iftimiyo dadka u halelay cudurka ayaa igu qaadatay mudo inan baritan ku sameeyo sida uu cudurkani Depression-ka iyo Anxiety labaduba u haleelaan dadka soo haajira, ma fududa in qofku u … Continue reading
Posted in ARRIMAHA BULSHADA, CAAFIMAADKA, OPINION
1 Comment
FALANQEYN: Oldham Athletic vs Liverpool, FA Cup
Oldham ayaa waxa aay heshay hal dhibac oo kaliya 8dii kulan ee oo aay League One ka cayaareen iyada oo kaalinta 19aad uga jirta horyaalka heerka sedexaad ee League One loo yaqaano. Oldham ayaa garoonkeeda Boundary Park kusoo dhaweyneysa caawa … Continue reading
Posted in CAAFIMAADKA
Comments Off
Cote D’Ivoire oo Xalay Goup D Kasoo Baxday iyo Algeria oo Tartanka laga Saaray
Kulamadii koobka qaarada Africa oo weli ka socda South Africa aya markii ugu horeysay waxaa Group bada kasoo baxay Cote D’Ivoire oo xalay badisay kulankeedii labaad kaas oo ku dhamaaday guul aay ku raacday Cote D’Ivoire ama Ivory Coast. Kulankii … Continue reading
Posted in CAAFIMAADKA
Comments Off
Daawo Sawirada: Dhaqtarad Cusub oo soo Gaartay Isbitaalka Cadaado.
Munaasabadaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Agaasimaha Isbtaalka Guud Ee Degmada Cadaado Daahir Cali Abtidoon iyadoona ay ka soo qeeb galeen Mas,uuliyiinta isbtaalka iyo shaqaalaha iyo sidoo kale Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Ximan Iyo Xeeb iyadoona si wayn loogu soo … Continue reading
Posted in CAAFIMAADKA, Wararka Maanta, wararka maanta, Warka Soomaali [news]
Comments Off
Sigaar Cabista iyo Soomaalida maantay
Sigaarka waa balwad ka mid ah balwadaha sida ba’an loogu isticmaalo wadankeena Somaliya waana cudur ay dadka raadsadaan Hadaad si dhab ah u fiiriso bulshadeena waxaynu ogaaneynaa in sigaar cabistu tahay mushkilad ummadda ka dhex jirta ta ugu baahsan. Bulshadu … Continue reading
Posted in CAAFIMAADKA, OPINION
Comments Off
Barnaamijka Todobaadka Iyo Cafimaadka Halkaan Ka Daawo
Dhakhtar Macow Aweys oo ka hool kala magalada casimada london xaruunta dalka ingiriiska ayaa waxuu ka hadlayaa todobaad kaan xanunka ku dhaca iyo wax yaabaha sababa kilyaha Dr.madow aweyn ayaa si aad u faah faahsan ugu hadlaayo xalada xanunka ku … Continue reading