All Stories in ARRIMAHA BULSHADA


XOG-HOOSE:-Nuucyada Raga aay Dumarka ugu Jecelyihiin Kuna Duceystaan in Uu Guursado(Sir Hoose)

Qof kasta ee dunidaan guudkeeda saaran wuxuu ku hamiyaa siduu ku heli lahaa qof wanaagsan, ma jiro midkeen jecel in uu guursado qof aan wanaagsaneen xitaa qofka xun wuxuu doonayaa in uu helo qof wanaagsan si ay noloshiisa isbadal u … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA | Leave a comment

Tahniyad Aroos oo Loo Diraayo Maxamed Cumar maxamud (m.jamal) iyo Najmo Cabdullahi maxamud

1-   Ubax Cadaawe Iimaan 2-    Cisman axmed   cabdulle (xidig) 3-    Muuse cisman shiilow 4-    Cabeey muuse cali muruq 5-    Maxamed cumar xagaley 6-    Qadar axmed cilmi 7-    Mama faduma maxamed cali 8-    Safiya axmed calasow 9-    Ilyaas cumar maxamud 10-   C/qani axmed abtidoon 11-    Prof … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA | 1 Comment

Wariyaasha Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Koofur Afrika iyo Caalamka oo Tacsi Diraya”Akhriso

Bahda Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Ku dhaqan Koofur AFrika iyo caalamkaba oo Isku Duuban Ayaa Tacsi Tiiraanyo leh u Diraya Wariye C/qani Axmed”Abtidoon” oo Hootyadiis Marxuumad Timiro Mahad Alle Ku Geeriyootay Galinkii Dambe Ee Maanta oo Talaado ah Taariikhduna Ku Beegnayd … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | Leave a comment

Amiin Arts oo Muqaal Layaab leh ka sameeye Madaxweyne Faroole (DAAWO VEDIO)

Sawir Gacmeed Sameeyaha Amiin Caamir oo ku magac dheer Amin Arts, ayaa wuxuu muuqaal  Cajiib ah ka smameeye Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole). Amin Arts oo muuqaaladaan adeegsanaayay 2-dii sano ee la soo dhaafay, ayaa … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta | Leave a comment

War Dag dag ah:-Muwaadiniin Soomalaiyeed oo Caawa Baangad Lagu Dilay K/Afrika

Labo wiil oo walaalo ah ayaa Baangad  lagu dilay Dalka South afrika Saacado ka Hor Sida uu Noo xaqiijiyay Gudoomiayha Jaaliyada Sasa  ee gobolkaas aadan shugri  aan qadka Telfoonka Kula xiriirny. Ragga la diley ayaa waxaa magacyadooda lagu kala sheegey … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | Leave a comment

Soomaalida South Afrika oo Xaalkoodu Noqday Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna?!!!!!!

Dalka South Afrika Waxa uu ka mid Yahay Wadamada Ay Soomaalidu ku Soo Qaxeen Si ay U helaan Nolol Dhaanta tii ay Ka soo Carareen Balse ay Ku hongoobeen Damocoodaasi Kadib Markii ay la Kulmeen Dil Dhac Gubis’Boob Iyadoo intaas … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | Leave a comment

Daawo Muwaadinkii 2-baad oo soomaali ayaa dhagax lagu Dilay Koofur Afrika iyo xaalada oo Kacsan

Share

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | Comments Off

Daawo aaskii Muwadinka Soomaaliga ahaa ee Dhagaxa Lagu Dilay K/Afrika

Share

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | 1 Comment

OGAYSIIS : SHOWGA CUMAR SHOOLI & CAPE TOWN.

OGAYSIIS : SHOWGA CUMAR SHOOLI & CAPE TOWN. *Xasuusta Hobaladii Waaberi & Habeenkii Cape Town* Bal dib u Milicsada Dadweynoow, Wacdarihii Faneed Ee Golaha Murtida & Madadaalada ee National Theatre & Heesihii Beri-samaadkii – Yaa Salaaaaaam ! Fanaaniin iskuma Jiraane, … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA | Comments Off

is Xisaabi Inta aan Lagu Xisaabin Waano Iyo tallo Ku Socota Saxafiyiinta(Qalinkii C/qani abtidoon)

  Waayadaan Danbe Waxaa Soo Badanayay Qaladaadka Warbaahinta soomaalida Gar ahaan Websityada Kuwaas oo Qaladaadkoodu uu tiro Beelay. waxaana jirta in qofwala oo awooday in uu iska bixin karo qarashaadka ku baxaya sameeysashada website uu furtay mid isaga u gaar … Continue reading

Posted in ARRIMAHA BULSHADA, Wararka Maanta, wararka maanta | Comments Off