Fanaanka codka macaan ee Cabdifatax Yare ayaa qaab muuqaal ah oo qurux badan usoo qaaday heesta ‘Sida laba walaalaa’ oo kamida heesa sida aadka ah u jecelyihiin Soomaalidu.
Cabdifatax Yare ayaa si qurux badan ugu raaxeeyay dadkii hortiisa fadiyay ee daawanayay maadaama heestu eheed mid toos ah.
Halkaan ka daawo muuqaalka heestaan.





